Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 13-06-2024

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

W/ Awqaafta iyo Diinta oo beenisay inuu khilaaf kala dhexeeyo Culimada

0
Wasiir ku xigeenka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda Soomaaliya Saalax Shariif Sayid-Cali oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku...

49 qof oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan oo ku geeriyooday doon ku degtay...

0
Dooni ay saarnaayeen 260 tahriibayaal ah oo isugu jiray Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa ku degtay xeebaha dalka Yemen Isniintii, waxaana ku dhintay ugu yaraan...

Xuutiyiinta dalka Yemen oo qorsheynaya inay hub usoo diraan Al-Shabaab

0
Sirdoonka Maraykanka ayaa ogaaday in Xuutiyiinta Yemen ay ka wada hadleen Al-Shabaab sidii ay hub ugu soo diri lahaayeen dalka Soomaaliya, oo mudo ka...

Dowladda Fedaraalka oo amartay in 10 cisho gudahood Meydadka looga saaro Qabuuraha Iskuul Buluusiya

0
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si rasmi u shaacisay iney u baahantay dhulka qabuuraha Iskuul Buluusiya ee ku yaala magaalada Muqdisho. Masuuliyiin ay ka mid yihiin...

Former Somali President Calls for Peace in Galgaduud Region

0
Former President Mohamed Abdullahi Mohamed, known as Farmajo, has issued a call for peace in the ongoing tribal conflict in the Galgaduud region. In a...

Xisbiga Waddani oo Madaxweynaha Somaliland ku tilmaamay danbiile ay tahay in lala xisaabtam

0
 Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa Madaxweyne Biixi ku tilmaamay danbiile ay tahay in lala xisaabtamo. Madal ay madaxda xisbigu kula kulmeen qaar kamid ah...

Ethiopia: Ma hayno war rasmi ah oo ku saabsan bixitaanka ciidamadeenna ku sugan Soomaaliya

0
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya, oo ku saabsan in...

Puntland oo beesha caalamka ka codsatay in taageeradeeda aan loo soo marsiin dowladda Federaalka

0
Puntland ayaa codsi degdeg ah u dirtay Saaxiibada caalamiga ah ee taageera Soomaaliya, iyagoo u gudbisay codsi ku aaddan in si caddaalad ah loo...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb-gashay shirka bulshada bariga Afrika

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo habka fogaan aragga ah kaga qayb galay kulanka 23-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda...

XULASHADA