Bangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya ugu deeqay lacag dhan $18 Milyan oo dolar

0
Bangiga Horumarinta Afrika ayaa maanta dowladda Fedaraalka Soomaaliya ugu deeqay lacag dhan $18 Milyan oo dolar, taasoo loogu talo galay wax ka qabashada dhibaatooyinka...

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in Alshabaab ay la wareegi doonto Soomaaliya kadib marka ay...

0
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay la wareegi doonto awoodda Soomaaliya, haddii Midowga Afrika uu kala baxo ciidamadiisa dhammaadka...

Puntland oo Wax ba kama jiraan ku tilmaamtay War au baahisay Dawlada Soomaaliya

0
Wasaaradda warfaafinta maamulka Puntland ayaa ka facelisay war ay faafisay dawladda Federalka Soomaaliya kaas oo ay ku sheegeen in ciidanka Dawlada Federaalka S oomaaliya...

Daa’uud Aweys: Soomaaliya waxay isu diyaarinaysaa kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka

0
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin amni, iyadoo kula talisay muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan Muqdisho inay muujiyaan taxadar dheeraad ah toddobaadka...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka ayaa ah balaarinta Aqoonta  iyo sare u qaadida dhaqamada...

Maraykanka oo digniin u diray muwaadiniintiisa ku sugan magaalada Muqdisho

0
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin amni, iyadoo kula talisay muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan Muqdisho inay muujiyaan taxadar dheeraad ah toddobaadka...

Taliska Booliiska Soomaaliya oo ku hanjabay in la soo xiri doono qof walba oo...

0
Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Sulub Axmed Firin ayaa ka hadlay talaabooyin dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ciidanka kusoo xirxireen qaar ka mid ah shaqsiyaad...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo dambi ku weyda Koofi iyo Saabey

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa wax dambi ah ku weyday agaasimihii hore ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, Maxamed Aadan Jimcaale Koofi iyo agaasimihii waaxda...

Kenya oo digniin kasoo saartay khatarta argigixisnimo ee ka dhalan karta bixitaanka ciidamada ATMIS

0
Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto, ayaa walaac ka muujiyay bixitaanka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS). Intii uu ku sugnaa dalka Mareykanka, Ruto waxa...

Ciidamada Midowga Yurub oo soo furtay markab ay afduubteen kooxaha burcad badeeda Soomaalida

0
Ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeeda ee ku sugan Badweynta Hindiya iyo Badda Cas ayaa sheegay in markabka ganacsi ee Basilisk oo...

XULASHADA