Afhayeenka ONLF ” Doorashada marka la cod bixinayo anagaa ka badan PP, laakiin marka...

0
Afhayeenka Ururka ONLF Cadaani Hirmooge oo la hadlay Warbaahinta ku hadasha afka ururka ayaa ka hadlay sida uu ururkiisu u arko Doorashadii ku celiska...

Soomaaliya oo Golaha Ammaanka u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada Itoobiya

0
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyay ciidamada Itoobiya inay si sharci darro ah ku soo galeen xuduudka Soomaaliya taasoo keentay inay...

Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay khasaaraha ka dashay roob xoogan oo Muqdisho ka...

0
Inta la xaqiijiyay laba caruur ah ayaa ku geeriyootay roob xoogan oo 24-kii saacadood ee la soo dhaafay ka da'ay gudaha magaalada Muqdisho10 saacadood...

Puntland iyo Galmudug oo sheegay in awood ciidan loo adeegsandoono joojinta dagaal beeleed ka...

0
Ku dhawaad 10 qof ayaa ku geeriyooday, halka 15 kalena ay ku dhaawacmeen dagaal labo maleyshiyo beeleed ku dhexmaray degaanka Labi Maygaag oo dhaca...

Macallin Dugsi Qur’aan iyo xaaskiisa oo aano qabiil loogu dilay Galgaduud

0
Maleeshiyaad hubeysan ayaa lagu soo warramayaa inay xalay dil argagax leh u gaysteen Macallin Dugsi Qur’aan iyo xaakiiskiisa oo ku sugnaa deegaanka Bulacle oo...

Dowladda Soomaliya iyo QM oo ku jira wada hadalo ku saabsan xiritaanka xafiiska UNSOM

0
Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadalo kula jirta Qaramada Midoobay,  si looga gudbo howlgalka gaarka ah ee siyaasadda loona gudbo qaab-dhismeedka kooxda QM. Wada hadallada waxaa yeeshay...

Golaha Ammaanka oo kulan ka yeelanaya xaaladda amni ee Soomaaliya

0
 Golaha Qaramada Midoobay ayaa yeelan doona kulan xog-wareysi iyo wadatashi ah oo ku saabsan Soomaaliya. James Swan, oo ah ku simaha Ergeyga Qaramada Midoobay ee...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
arnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka ayaa ah Nafaqada iyo bad baadada Cunnada . Waa subaxnimo...

Ciidamada Burundi ee ATMIS oo guud ahaan faarujiyay magaalada Jowhar

0
Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa isaga baxay degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada dhexe ahna caasimadda maamulka Hirshabeelle. Saraakiil katirsan howlgalka...

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ay masuul ka tahay xildhibaano lagu xiray Nayrobi

0
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xun tahay in laba ka mid ah xubnaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay soo wajahday xaalad amnigooda khatar la galiyay...

XULASHADA