Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeerka Doorashooyinka Dalka

0
Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka Doorashooyinka dalka oo maanta ay marsiiyeen Akhrintiisi 3aad waxaana warbixintii ugu dambeeyay ee...

Duulimaadyadii garoonka diyaaradaha degmada Doolow oo la joojiyay,waa maxay Sababta?

0
Dhawaan degmada Doolow oo ka tirsan gobolka Gedo waxaa tagay askar iyo saraakiil la sheegay in ay ka tirsan yihiin ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya,...

Xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland oo maanta doortay guddoon cusub

0
Xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada saddexaad ee maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta doortay guddoon cusub, kadib doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 21-11-2024

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey Radio...

Finland oo joojisay kaalmadii ay siin jirtay Soomaaliya, kaddib markii Soomaaliya ay diiday in...

0
Dowladda Finland ayaa ku dhawaaqday inay joojisay taageeradii iyo iskaashigii laba geesoodka ahaa ee ay la lahayd Soomaaliya, iyadoo sabab uga dhigtay kaddib markii...

Madaxweyne Biixi oo Garab Istaag u Muujiyay Madaxweynaha La Doortay ee Somaliland

0
Madaxweynaha xilka ka sii dagaya ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee la doortay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro. Madaxweyne Biixi waxa...

Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeerka Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadda dalka

0
Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulan wadajir ah oo ay maanta ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ku ansixiyay...

Guddiga Doorashada Jubaland oo lagu wareejisay liiska Xildhibaanada cusub ee Jubaland

0
Guddiga Doorashooyinka Jubaland ayaa maanta si rasmi ah uga gudoomay odayaasha dhaqanka ee beelaha dega Jubaland feylasha liiska xubnaha cusub ee Golaha Wakiillada Saddexaad...

Guddiga loo xilsaaray doorashooyinka oo la tashi la bilaabay bulshada rayidka

0
Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururrada iyo Xisbiyadda JFS iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka...

Madaxda ugu sareeysa Dowladda Soomaaliya oo dhambaal hambalyo ah u diray Cabdiraxmaan Cirro

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro guusha uu kasoo hoyay doorashadii guud ee ka dhacday...

XULASHADA