Natiijada Doorashada Madaxtooyada iyo Ururada Somaliland oo Lagu Dhawaaqay

0
Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro loo doortay madaxweynaha 6aad ee Somaliland, sidookale, xisbiga Waddani, ururka Kaah iyo xisbiga...

Fiqi oo warqadaha ka guddoomay Madaxa cusub ee IOM ee Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga Madaxa Cusub...

Mucaaradka Jubbaland oo magacaabay guddi doorasho oo gaar ah

0
Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Jubaland (GMMJ) ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Jubaland. Magacaabidda guddigan ayaa yimid kadib markii Golaha mucaaradku...

Ra’iisul Wasaare Xamse ” Axmed Madoobe ma haysto sharciyad uu ku maamulo Doorasho”

0
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta ka hadlayay munaasabadda xil wareejinta Taliyaha cusub ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya, ayaa soo...

Akhriso: Jadwalka doorashada maamulka Jubbaland oo la shaaciyay

0
Guddiga doorashada maamul goboleedka Jubbaland ayaa xalay shaaciyay jadwalka doorashada guddoonka baarlamaanka, madaxweynaha iyo shaacinta xubnaha Golaha Wakiilada maamulkaasi, ayada oo ay taagan tahay...

Jubbaland iyo Xildhibaanada laga soo doorto deegaanadeeda oo ka horymid ansixinta xeerka dhisidda guddiga...

0
Maamul goboleedka Jubbaland iyo Xildhibaanada labada gole ee Jubbaland ku matala Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa ka horyimid talaabadii Shalay ku ansixiyeen Mudanayaasha labada Aqal...

Wasiir Fiqi oo digniin u jeediyay diblumaasiyiin lagu eedeeyay in ay ku xad-gudbeen Qaranimada...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Somaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa qaar kamid ah diblumaasiyiinta shisheeye ku eedeeyay inay ku xad gudbeen qaranimada iyo midnimada...

Madaxweynihii hore ee Somaliland oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa

0
Allah ha u naxariistee, waxaa xaley magaalada Hargeysa ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Axmed Siilaanyo oo ay da’diisu aheyd 86...

Itoobiya oo sheegtay inay ciidamadeeda sii joogi doonaan Soomaaliya

0
Itoobiya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab, iyadoo hadafkeeda ugu weyn uu yahay inay ammaankeeda ka ilaaliso gudaha dalka...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo badan geeysay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

0
Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kadib markii wada hadal dhex dhexaadin ah...

XULASHADA