Sheekh Shariif iyo Xasan Cali Kheyre oo hambalyo u diray Axmed Madoobe
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra'iisul wasaarihii hore ee Somaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha maanta lagu...
Senator Ilyaas Badal Gaboose oo isku dhiibay ciidanka amaanka ee Jubaland
lyaas Badal Gaboose ayaa isku dhiibay Taliska Nabad Sugidda ee Maamulka Jubaland kadib markii sida la sheegay uu ka laabtay go’aankiisa ahaa in uu...
Xubnaha mucaaradka iyo Puntland oo taageero u muujiyay Axmed Madoobe
Xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeedo dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa taageero buuxda u muujiyay madaxweynaha dib loo doortay ee Jubbaland Axmed Madoobe oo...
Axmed Madoobe: Xamsow kuwa kaa waawayn ayaa ku guulaysan waayay inay dumiyaan jubbaland
Axmed Madoobe oo maanta markii sadaxaad loo doortay madaxweynaha Jubbaland ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay ciidamo kusoo daadgureysay degaanka Raaskambooni, iyagoo qorsheynaya...
ATMIS oo ku baaqday in Dowladda federaalka iyo Jubaland ay xal ka gaaraan Khilaafka...
War kasoo baxay Taliska Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si walaac leh looga hadlay warbixino ay dhowaanahaan ay...
28 qof oo Soomaali ah oo ku geeriyooday labo doonyood oo kula degay xeebaha...
28 qof oo ah muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa nolashooda ku waayay markii ay dooni ay la socdeen ay ku degtay xeebaha waqooyi-galbeed ee jasiiradda Madagaskar.
Wakaaladda...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka
Barnaamijkeena maanta ayaa ujeedadiisu ay tahay Balaarinta aqoonta iyo sare u qaadida dhaqamada wanaagsan ee Nafaqada iyo Bad Qabka Cunnooyinka,Mowduucana waa Quudinta Qoyska
Waa subaxnimo...
Qaadashada shahaadada musharxnimo ee xilka madaxweynaha Jubaland oo ka bilaabatay Magaalada Kismayo
Magaalada Kismaayo maanta waxaa ka socda qaadashada shahaadada musharxnimo ee xilka madaxweynaha Jubaland qaybta taageersan doorashada Jubaland, ilaa hadda waxaa shahaadada qaatay Dr Cabdi...
Ingiriiska oo sheegay hadii ra’iisul wasaaraha Israa’iil uu yimaado dalkooda in ay xiri doonaan
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa waxa uu mutaysan doonaa xarig hadii uu tago dalka Ingiriiska, kadib markii waaran soo qabasho ay u jartay...
Wasiir Fartaag ” Wixii maanta ka dhacay Kismaayo waxaa ka dambeeyay Axmed Madoobe”
Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu si kulul u...


















