49 qof oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan oo ku geeriyooday doon ku degtay...
Dooni ay saarnaayeen 260 tahriibayaal ah oo isugu jiray Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa ku degtay xeebaha dalka Yemen Isniintii, waxaana ku dhintay ugu yaraan...
Xuutiyiinta dalka Yemen oo qorsheynaya inay hub usoo diraan Al-Shabaab
Sirdoonka Maraykanka ayaa ogaaday in Xuutiyiinta Yemen ay ka wada hadleen Al-Shabaab sidii ay hub ugu soo diri lahaayeen dalka Soomaaliya, oo mudo ka...
Dowladda Fedaraalka oo amartay in 10 cisho gudahood Meydadka looga saaro Qabuuraha Iskuul Buluusiya
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si rasmi u shaacisay iney u baahantay dhulka qabuuraha Iskuul Buluusiya ee ku yaala magaalada Muqdisho.
Masuuliyiin ay ka mid yihiin...
Former Somali President Calls for Peace in Galgaduud Region
Former President Mohamed Abdullahi Mohamed, known as Farmajo, has issued a call for peace in the ongoing tribal conflict in the Galgaduud region.
In a...
Xisbiga Waddani oo Madaxweynaha Somaliland ku tilmaamay danbiile ay tahay in lala xisaabtam
Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa Madaxweyne Biixi ku tilmaamay danbiile ay tahay in lala xisaabtamo.
Madal ay madaxda xisbigu kula kulmeen qaar kamid ah...
Ethiopia: Ma hayno war rasmi ah oo ku saabsan bixitaanka ciidamadeenna ku sugan Soomaaliya
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya, oo ku saabsan in...
Puntland oo beesha caalamka ka codsatay in taageeradeeda aan loo soo marsiin dowladda Federaalka
Puntland ayaa codsi degdeg ah u dirtay Saaxiibada caalamiga ah ee taageera Soomaaliya, iyagoo u gudbisay codsi ku aaddan in si caddaalad ah loo...
Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb-gashay shirka bulshada bariga Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo habka fogaan aragga ah kaga qayb galay kulanka 23-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda...
Dagaal beeleed khasaare badan geystay oo ka socda gobolka Galgaduud
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka socda deegaanka Laandheere oo ah deegaan u dhaxeeya magaalooyinka Xeraale iyo Caabudwaaq ee gobolka...
Xuseen Sheikh Ali: Dhacdadii Cowswayne ka hor madaxda Shabaabku waxay diyaar u ahaayeen inay...
La taliyaha amniga qaranka, Xuseen Sheikh Cali, ayaa sheegay guul darradii ciidanka dowladda kasoo gaartay dagaalkii Cowswayne in ay sabab u noqotay, in madax...


















