Wasiir Fartaag oo saraakiil Boolis ah tababar ugu soo xiray Serbia

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Serbia, ayaa tababar xirfadeed ugu soo xiray...

Talyaaniga oo Dowladda Soomaaliya ku wareejiyay Keydad Sharciyo iyo Daraasado laga sameeyay 1950-1990

0
Munaasabad ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa Dowladda Talyaaniga waxa ay Dowladda Soomaaliya ku gudoonsiiyay keydad Shuruucdii ay Soomaaliya lahayd intii u dhaxeeysay 1950 ilaa...

Lataliye sare oo ka tirsaneyd Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse oo is casishay

0
La-taliyaha Arrimaha Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee Xafliska Ra'iisul Wasaraha Xukuumadda JFS, Shamsa Abdulkadir Haji Dahir ayaa bartee Facebook ku qortay qoraal ay ku...

Masar oo diyaarisay Ciidamadii uga mid noqon lahaa Howlgalka Cusub ee Soomaaliya AUSSOM

0
Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka ciidamada, wasiirka Gaashaandhigga Masar waxa uu warbixin dheer ka dhegaystay habraaca diyaarinta farsamada iyo maamulka iyo...

Jubbaland oo joojisay xiriirkii iyo wada shaqayntii kala dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Golaha Wasiirrada Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in maamulka Jubbaland uu joojiyay xiriirkii iyo wada shaqayntii kala dhaxaysay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyagoo...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo codsi u dirtay Interpol si loogusoo gacan geliyo Axmed Madoobe

0
Khamiis, November, 28, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u dirtay hay’adda Interpol codsi ku saabsan soo saarista digniin caalami ah (Red Notice)...

Jubbaland oo ciidamo ku daadguraynaysa Raaskambooni iyo wararkii ugu dambeeyay

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in haatan xaalad kacsanaan ah laga dareemayo aagga degmada Badhaadhe ee gobolkaasi, oo ay isku...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha

0
Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kalfadhi wadajir ah, kaasoo ay ku ansixiyeen xubnaha gGuddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay heshiisyo muhiim ah

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah ayaa ansixiyey heshiisyo dhowr ah oo kala ah hindise sharciyeedka iskaashiga Garsoorka...

Dibad bax lagu taageerayo Doorasho Qof iyo Cod oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb-galay isku soo bax balaaran oo Bulshada Caasimadda Muqdisho ay ku taageerayeen Go’aankii labada Aqal...

XULASHADA