Madaxtooyada Soomaaliya oo faah faahisay Ciidamada Turkiga ee imaanaya Soomaaliya
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay faah faahin Guud ka bixisay Ciidamo ka socda dowladda Turkiga oo dhawaan la filayo in...
Somaliland oo ka hadashay waxa laga yeelayo maxaabiistii lagu kala qabsaday dagaalkii Laascaanood
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in dhinacyadu ay ka wadahadlaan maxaabiistii lagu kala qabsaday dagaalkii Laascaanood.
Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed...
Dowlada Fedaraalka oo dalka ka mamnuucday daawooyinka maanka dooriya
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuunadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xasan Maxamed Bulaale ayaa sheegay inay dalka mamnuuc ka tahay in la soo geliyo Daawooyinka...
Netanyahu oo Cambaareeyn kala kulmay khudbad uu Jeediyay
Ra’isal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo khudbad u jeediyay Koongareeska Mareykanka, ayaa si adag u difaacay dagaalka ay dowalddiisa ka wado Gaza, isaga oo...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 25-07-2024
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu...
Booliiska gobolka Banaadir oo xiray nin ku eedeysan inuu isku ekeeysiiyay Dumar
Ciidanka Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa Saldhiga degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho kusoo bandhigay nin ku eedeysan inuu ku kacay fal anshax...
Qaramada Midoobay oo ku ammaantay Puntland dhameystirka doorashada qof iyo cod
Qaramada Midoobay ayaa ugu hambalyaysay shacabka Puntland sida nabada ah ee ay ugu qabsoontay doorashooyin hal qof iyo hal cod ah oo ka dhacay...
Dowladda Itoobiya oo ka hadashay hubkii lagu qabtay Caabudwaaq
Dowladda Itoobiya ayaa markii u horreysay ka hadashay Hub dhawaan lagaliyay Soomaaliya, kaas oo laga galiyay dhinaca Xuduudda Soomaaliya ay la leedahay Itoobiya.
Afhayeen u...
Garowe: Natiijada horudhaca ah ee doorashada golayaasha deegaanka gobolka Nugaal oo la shaaciyay
Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa maanta waxay ku dhawaaqeen natiijada horudhaca ah ee doorashooyinkii golayaasha deegaanka saddexda degmo ee gobolka Nugaal, sida Garowe, Dangorayo Godobjiraan.
Xisbiga...
Midowga Yurub oo adkaynaya Viisaha dal ku gal ee la siiyo muwaadiniinta Soomaalida
Guddiga Midowga Yurub ayaa soo jeediyay in la adkeeyo tillaabooyinka dal ku galka ee lasiiyo muwaadiniinta Soomaalida.
Qoraal rasmi ah oo uu Guddigu soo saaray...


















