Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay Dowladda iyo shacabka Turkiga kaddib dabkii...
Madaxweyne Donald Trump ayaa saxiixay amar fulin ah oo si ku meel gaar ah u joojinaya dhammaan barnaamijyada kaalmada dibadda ee Mareykanka muddo 90...
Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyadeeysay 66 Qof ee ku Geeriyootay dab ka kacay Hotel...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay Dowladda iyo shacabka Turkiga kaddib dabkii khasaaraha badnaa dhaliyay ee ka kacay hotel ku yaalla magaalada...
Farmaajo oo ku baaqay Wadatashi Qaran oo lagu wajahayo Xaaladda Siyaadeed ee dalka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saarey qoraal uu uga hadlay xaalada siyaasadeed ee wadanka.
Farmaajo ayaa sheegay inay dhowr jeer ka...
Ku dhawaad 90 Falastiniyiin ah oo laga sii daayay Xabsiyada Israa’iil oo gaaray magaalada...
Ilaa 90 ruux oo Falastiiniyiin ah oo laga sii daayay Xabsiyada Israa'iil ayaa dib ula midoobay qoysaskooda, kadib markuu si rasmi ah u dhaqan...
Qarax khasaare geystay oo ciidamada amniga Puntland lagula eegtay gobolka Bari
Ciidamada amniga Puntland ayaa saakay barqadii lala eegtay qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac, sida ay ilo xog ogaal ah u sheegeen HOL.
Qaraxa ayaa...
Dowladda Soomaaliya oo qorsheeneysa dib u howlgelinta Warshadihii hore ee dalka
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Soomaaliya Cismaan Daallo oo la hadlay Tvga Qaranka ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii...
Firdhiye oo eedeymo loo jeediyay xili SSC-Khaatumo ka billowday loolan doorasho
Iyadoo mudo xileedka hogaamiyaha SSC-Khatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye uu gaba-gabo marayo, kuna egyahay bisha August ee nagu soo food-leh ayaa waxaa soo baxaya...
Sheekh Shariif oo Ka Hadlay Amniga Dalka iyo Qorshaha Doorashooyinka ee Xukuumadda
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shalay khudbad taariikhi ah u jeediyay dhalinyaro boqolaal ah oo ku soo biiray xisbigiisa....
Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada Uganda oo maxkamad loosoo taagay shil diyaaradeed oo...
Saddex sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Difaaca Uganda ayaa lagu eedeeyay dayacaad la xiriirta shil diyaaradeed oo militari oo ka dhacay Soomaaliya Sebtembar 2024.
Diyaaradan...
Madaxweynaha Jubaland oo u ambabaxay Dalka Kenya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Kismaayo oo ay diyaarad gaar ah ka qaaday waxaana uu ku...


















