Booliiska Soomaaliya oo digniin u diray dadka shacabka ah ee wali degan dhulalka danta...

0
Afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal burburin ah oo aroornimadii hore ee saakay ku qaadeen dhulkii hore ee...

Ciidamada dowladda oo howlgal burburin ah ka wada dhulkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

0
Ciidamo isugu jira Booliis iyo Nabadsugid ayaa howlgalo burburin ah ka wada dhulkii hore ee Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo ku yaala degmada Boondheere...

Dowladda Soomaaliya oo guul muhiim ah ku tilmaamtay meel marinta in Turkigu ciidamo u...

0
Baarlamaanka Turkiga ayaa meel mariyay qaraar ku saabsan in ciidamada qalabka sida ee Turkiga la geeyo Soomaaliya muddo labo sano ah. Wakaalladda Wararka Turkiga ee...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaHabka Wanaagsan ee Diyaarinta Digada Xoolaha wax beerashada Fiican,Diyaarinta Dhulka , Sida kor loogu Qaado Wax soosaarka Dalagyada...

Ugaaska Beesha SADE oo Go,aano Xasaasi ah ka soo saarey Xaalada degmada Cabudwaaq

0
Ugaaska Beesha SADE Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Farah ayaa warbixin cusub ka soo saarey Xaalada degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud,ka dib markii Dadka...

Itoobiya oo ka Jawaabtay Eedeeyn uga timid DFS

0
Dowlada Fedaraalka Itoobiya ayaa soo saartay Warsaxafadeed ay isaga fogeyneyso eedeymo ay u jeedisay dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ay ka mid aheyd hubkii dhawaan...

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo saaka shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo loo diiday inuu tago degmada Maxaas

0
Wararka ka imaanaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi ilaa Xalay ay ka taagan tahay xiisad culus oo u dhaxeeysa maamulka...

Puntland oo soo bandhigtay sarkaal ajnebi ah oo katirsan kooxda Daacish

0
Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF ayaa soo bandhigay sarkaal ajnebi ah oo katirsan kooxda Daacish oo lagu qabtay Buuraleyda Calmis ee Gobolka Bari Sarkaalka la...

Tirada dadka ku dhintay dhul-go’ii ka dhacay dalka Itoobiya

0
Waxaa sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay dhul-go’ii ka dhacay dalka Ethiopia, taas oo haatan ay Qaramada Midoobay ku sheegtay tirada dhimashadu inay haatan...

XULASHADA