Meydadka Askartii dhawaan lagu laayay Ceel baraf oo Maanta lagu aasayo Baledweyne

0
Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu wadaa in aas qaran loogu sameeyo askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee dhawaan lagu...

Siyaasiyiinta mucaaradka oo ka digay boob iyo qaraash ay sheegeen in ay dowladdu ku...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, Raysal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa digniin culus ka soo saaray...

Itoobiya oo ku dhawaaqday in ay la shaqeyn doonto howlgalka cusub ee Midowga Afrika...

0
Dowladda Itoobiya ayaa maanta Jimce ah shaacisay in ay la shaqeyndoonto  howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya AUSSOM, kaasoo uu dhawaan meel mariyay Golaha...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 34 qodob

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 3-dJanuary, 2025. 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka ugu hambalyeeyay xubinnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada...

Wafdi sare oo ka socday Itoobiya oo soo gabagabeeyay socdaal ay ku tageen Muqdisho

0
Wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda Itoobiya oo ay hoggaaminaysay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Itoobiya Egn. Caa’isha Maxamed, ayaa soo gebagebeeyay booqasho shaqo...

Wafdi sare oo ka socda Ethiopia oo soo gaarey magaalada Muqdisho

0
Wafdi heer sare ah oo ka socda Ethiopia oo ay hogaaminayaan Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Mesganu Arga iyo Wasiirka Gaashaandhigga Aisha Mohammed Musse ayaa...

Ka dhageyso Radio Markabley Maalin iyo Habeen Fariimaha Wacyi gelinta Daryeelka Bulshada

0
Ka dhageyso Radi Markabley Baardheere Maalin io Habeen kasta Taxanaha Fariimaha wacyi gelinta Daryeelka Bulshada. Farimaha Wacyi gelinta ee Daryeelka Bulshada waxay idinkaga timid hay’adaha...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 02-1-2025

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey Radio...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Gudoomiyaha Cusub ee Hey’adda Qaxootiga iyo Xubin sare oo ku...

0
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka...

Soomaaliya oo nus Qarni kadib fadhiisan doonta fadhiga Golaha amaanka Qarama Midoobey

0
 54 sano kadib, Soomaaliya ayaa Arbacadii si rasmi ah ugu biirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo horay loogu doortay kursiga xubin aan joogto...

XULASHADA