Death toll from deadly ISIS attack in Puntland rises to 18, injuries climb to...
The death toll from the intense clashes between Puntland security forces and ISIS militants in Somalia’s Bari region has tragically escalated, with the latest...
Masar oo dhanka cirka iyo Badda Ciidamo ugu soo daabaulaysa Soomaaliya
Masar ayaa ciidan badan dhanka cirka iyo badda ku keenaysa Soomaaliya si ay uga qayb qaadataan howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee lagula dagaalamayo...
Jeneraal Odowaa oo Xarardheer u tagay xalinta Ciidamo ka gadooday dhacdadii Ceel Baraf
Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa utagay magaalada Xarardheer si uu xal uga gaaro Askar la sheegay in ay ka gadoodeen...
Wasiir Xoosh: Puntland waxay ku maqan tahay hoggaamiyaheeda oo ka carooday kursi uu waayay
Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa sheegay, Puntland inay miiska wada hadalka kusoo laaban doonto, si ay uga qeyb qaadato geeddi socodka...
Shaqsiyaad horleh oo loo soo xiray askartii lagu laayay deegaanka Ceel Baraf
Howlgallo ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka HirShabelle ayaa weli ka socda gobolka Shabeelaha Dhexe, kuwaas oo lagu baadi goobayo shaqsiyaadkii ka...
Fanaanadda Caanka aheyd ee Luul Jeylaani oo ku geeriyootay dalka Mareykanka
Waxaa Xalay magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ku geeriyootay Allah u naxariistee Fanaanadii caanka aheyd ee Luul Jeylaani Cali, islamarkaana ka mid...
Puntland oo ka hadashay weerarkii ay Daacish kusoo qaadday deegaanka Dharjaale ee gobolka Bari
Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay fashiliyeen weerar qorsheysan oo ay kooxda Daacish ku doonaysay inay...
Dowladda Fedaraalka oo digniin adag u dirtay dadka hurinaya colaadaha sokeeye
Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa digniin culus loogu diray dadka baraha bulshada ee Internetka ka dhex hurinaya colaadaha sokeeye ee...
Hoggaamiyaha Suuriya oo shaaciyay xilliga dalkaasi ay doorasho ka dhici karto
Hoggaamiyaha guud ee maamulka cusub ee Suuriya, Axmed al-Sharaa, ayaa sheegay in qabashada doorashooyinka Suuriya ay qaadan karto ilaa afar sano, taasoo ah markii...
Soomaaliya oo burundi ka codsatay inay soo dirsato koox farsamo oo ka shaqeeya la...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codsi u dirtay dowladda Burundi si ay Soomaaliya ugu soo dirto koox farsamo oo ka shaqaysa arrimaha bixitaanka ciidamada Burundi...


















