Xildhibaano Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay ciidamo qalqalgelin ah ku diyaarineyso xadka Soomaaliya iyo...
Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Jubaland ayaa ku eedeeyay Dowlada Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Xafiiska Madaxweynaha...
Taliye Sanbaloolshe oo soo afjaray khilaafkii ka taagnaa Beledweyne
Taliyaha Nabad-sugidda Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa maanta ku guuleystay in lasoo afjaro khilaafkii muddada dheeraa ka jiray gobolka Hiiraan.
Sanbaloolshe ayaa wada-hadal la...
Puntland oo ku dhawaaqday in aysan cafis siin doonin ajaaniibta kooxda Daacish
Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in uusan wax cafis ah siin doonin kooxaha ajaanibta ee ka tirsan Daacish, kuwaas oo ku dhuumaaleysanaya buuraha Calmiskaan...
Wasaaradda arrimaha dibadda oo digniin kasoo saartay deeqaha bini’adamnimo ee la siyaasadeeyo
Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay inay ka hortagi doonaan deeqaha bini'adamnimo ee siyaasadeeysan, waxaana uu shaaca ka qaaday in...
Qaar kamida culumada Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray colaadaha meelo dalka ...
Qaar kamid ah oo culamada Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed ka soo saaray dagaal beeleedyada meelo dalka kamid ah ka jira, ayagoo sheegay in cuquubooyin...
Ra’iisul wasaare Xamza oo dhagax dhigey xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhigax-dhigay xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Daarul Iftaa, ayaa sheegay in xaruntan ay...
Ganacasato Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Koonfur Afrika
Wararka ka imaanaya gobolka KwaZulu-Natal ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in halkaasi dil iyo dhaawac loogu geystay laba ka mid ah muwaadiniiinta Soomaaliyeed...
Puntland oo qabaa’ilada gobolka Bari u abaabulaysa dagaalka ka dhanka ah ururka Daacish
Puntland ayaa bilowday abaabulka qabaa’ilada ku dhaqan gobolka Bari, gaar ahaan dhulka ku teedsan deegaanka Calmiskaad, si ay uga qayb qaataan dagaalka ka dhanka...
Fayras cusub oo lagu magacaabo metapneumovirus (HMPV) oo ka dillaacay dalka Shiinaha
Waxa dalka Shiinaha kasoo shaacbaxay fayras cusub oo durba saameeyay kumanaan qof, fayraskan oo ka dilaacay waqooyiga dalka ayaa sababay in isbitaaladu ay buux...
Erdogan oo ku soo wajahan Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqan doona dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya bilowga 2025, ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis lagu soo afjarayo...


















