Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada Uganda oo maxkamad loosoo taagay shil diyaaradeed oo...

0
Saddex sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Difaaca  Uganda ayaa lagu eedeeyay dayacaad la xiriirta shil diyaaradeed oo militari oo ka dhacay Soomaaliya Sebtembar 2024. Diyaaradan...

Madaxweynaha Jubaland oo u ambabaxay Dalka Kenya

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Kismaayo oo ay diyaarad gaar ah ka qaaday waxaana uu ku...

Somaliland iyo Itoobiya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Millateriga iyo Amniga

0
Somaliland iyo Itoobiya ayaa ka wada hadlay sidii ay u xoojin lahaayeen iskaashiga dhinaca millateriga iyo amniga. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland, Maxamed Yuusuf Cali, iyo Wakiilka...

Cumar C/rashiid: Go’aan aan laga fiirsan buu ahaa heshiiska Itoobiya

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Cumar C/rashiid ayaa ka hadlay heshiiska dowladda Soomaaliya la gashay Itoobiya, kaasoo la xiriira isticmaalka badda. Wuxuu sheegay in heshiiska...

Madaxweynaha Somaliland oo Amray Hay’adda Xukuumadiisa in Ay u Shaqeeyaan Si Daahfuran

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku amray wasaaradaha iyo hay’adaha in ay dakhliga ku shubaan Wasaaradda Maaliyadda oo keliya, isla markaana ay...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in dalka uu wajahayo khatar inuu cadow qaat

0
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Dalka Soomaaliya uu wajahayo khatar inuu kala go'o oo inta badan uu cadowga...

Israa’iil iyo Xamaas oo gaaray heshiis xabad joojin ah iyo dabaal degyo ka bilaawday...

0
Israa'iil iyo Xamaas ayaa la sheegay in ugu dambeyn ay si rasmi ah u aqbaleyn 15 bilood kadib heshiis xabad joojin ah, sida ay...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 16-1-2025

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey Radio...

Soomaaliya oo xiriir Diplomaasi la yeelanaysa Dowladda Ukraine

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliyaa Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Ukraine Andrii Sybiha, iyagoo ka wada...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u jawaabay Sheekh Shariif iyo CC Shakuur

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka hadlayey kulan ka dhacay Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay in ay jiraan siyaasiyiin fadhiid ah...

XULASHADA