Faah faahin:- Dagaal dhex-maray Ciidamada liyuu Boolis & Al-Shabaab

0
Dagaal xoogan oo u dhaxeeya, Ciidamada Gaarka ah, ee liyuu Boolis iyo Xubno katirsan A-Sshabaab ayaa waxaa uu ka socdaa degaano hoos yimaada degmooyinka...

Dowladda Mareykanka oo war kasoo saartay qaraxyadii Ismiidaaminta ahaa ee Shalay ka dhacay Baledweyne

0
Dowladda Mareykanka ayaa si adag u cambaareysay weeraradii qaraxyada ahaa ee Shalay ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee geystay khasaaraha isugu...

Dowladda oo Amaro culus dul-dhigtay Shirkadaha diyaaradaha ka howlgalla dalka

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa isaga oo fulinaya doorka Wasaaradda ee la dagaalanka Al-Shabaab, wuxu kulan la qaatay...

Bandow ka dhaqan galay Magaalada Beledweyne kadib qaraxyadii ka dhacay

0
Kadib markii taliska Booliska Magaalada Beledweyne uu Magaalada kusoo rogay bandow la xiriira amniga oo soconaya muddo 24 saacadood ah, kaas oo looga jawaabayo...

Ciidanka Xoogga Dalka oo La Wareegay Yasooman iyo Dhaqdhaqaaqyo Laga Dareemayo Hirshabeelle

0
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta markale dib ula wareegay deegaanka Yasooman ee dhaca gobolka Hiiraan, kadib markii ciidanka dowladda iyo kuwa...

Mareykanka oo ka hadlay duqeyn lagu dilay sarkaal katirsan Al-Shabaab

0
Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika ee (AFRICOM) ayaa ka hadlay duqeyn cirka ah oo lagu qaaday Al-Shabaab, taasoo ka dhacday meel u dhow degmada...

Maareeyaha Hay’adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha oo shaqadii laga joojiyay

0
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo dib u heshiinta dowladda Federaalka ah Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa shaqo ka joojin ku sameeyay mareeyaha guud ee hay’adda...

Xog: Xoghayihii golaha shacabka oo is-casilay + Sababta

0
Xoghayihii baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux ayaa iska casilay xilkii uu baarlamanka Soomaaliya u hayey sanado badan. Sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoonaan...

Wiil uu dhalay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo duqeyn diyaaradeed lagu dilay

0
Wararka laga helayo Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in habeenimadii Axadda duqeyn diyaaradeed lagu dilay wiil uu dhalay Sheekh Xasan Daahir Aweys, kaas oo lagu...

Magaalada Muqdisho oo lagu Qabtey Heshiiska Saxiixa Dhismaha Buundada Kurmaan ee Degmada Baardheere(SAWIRRO)

0
Xaflad si heer sare loo soo Agaasimey,islamarkaana Heshiis lagula galayey Enjineeradii dhisi lahaa Buundada kurmaan ee degmada Baardheere ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho. Buundada oo...

XULASHADA