Ka dhageyso Radio Markabley Maalin iyo Habeen Fariimaha Wacyi gelinta Daryeelka Bulshada

0
Ka dhageyso Radio Markabley FM-Baardheere Maalin io Habeen kasta Taxanaha Fariimaha wacyi gelinta Daryeelka Bulshada,Fariintani waa Taxanahii 4aad. Farimaha Wacyi gelinta ee Daryeelka Bulshada waxay...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis cusub

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah oo miro-dhal ah Xarunta Wasaardda Maaliyadda kula yeeshay Maamulaha guud ee Sanduuqa...

Sheekh Shariif ” Dowladda waxa ay dooneysaa inay Ardeyda Iskuulada iyo Jaamacadaha ay u...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Shir jaraa’id ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay siyaasadda guud ee dalka, waxa...

Raysal Wasaare Xamse oo bogaadiyay guulaha laga gaaray wadahadaladii ka dhacay magaalada Baledweyne

0
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si weyn u bogaadiyay guulaha laga gaaray wadahadaladii ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka...

Wasiir Fiqi ” Mucaaradka ha u diyaar garoobaan Doorasho Qof iyo Cod”

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa ka falceliyay Shirkii jaraa'id ay sida wadajirka ah ay shalay Magaalada Muqdisho ugu...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka heshiiyay murankii ka taagnaa qunsuliyadaha kuyaala Garowe iyo Hargeysa

0
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xal rasmi ah laga gaaray arrimihii ka taagnaa qunsuliyadaha Itoobiya ee ku yaalla Garowe iyo Hargeysa oo ay dowladda...

(SAWIRRO) Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga DFS oo gaaray Dalka Ciraaq

0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guud Abdalla Abdalla...

AUSSOM oo soo dhoweeysay dib usoo laabashada xiriirkii Soomaaliya iyo Itoobiya

0
Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya, ahna Madaxa AUSSOM, Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa soo dhoweeyay war-murtiyeedkii wadajirka ahaa ee...

Soomaaliya oo dadaal ugu jirta in Itoobiya loo helo qoondada ciidamada uga qeyb galaya...

0
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii Itoobiya loogu dari lahaa qoondada ciidamo ee howlgalka...

Sacuudiga oo maanta lagu saxiixayo qoondada Soomaaliya kaga soo aaday Xajka

0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta lagu wadaa Iagu wadaa inuu dalka Sacuudiga ku saxiixi doono...

XULASHADA