Dowladda Soomaaliya & Hay’adda IMF oo shir ka yeeshay dhaqaalaha dalka

0
Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa maanta ka furmay shirka Dowladda Soomaaliya iyo Ha’adda IMF ee hannaanka dib-u-eegista iyo horumarinta maaliyadda...

Xog: Farmaajo oo bilo kadib shalay ka dhoofay Muqdisho

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay ka dhoofay magaalada Muqdisho markii ugu horreysay tan iyo markii uu xilka ka degay, sida...

Al-Shabaab oo 12 qof ku dishay weerar ka dhacay gobolka Gedo

0
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in ugu yaraan illaa 12 qof oo shacab ahaa in ay ku dileen deegaan lagu magacaabo Gariley oo...

Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya?

0
Shirkii Golaha Wasiiradda XFS oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada argagixisadu shacabka ku dhibaateeyaan, ayaa lagu bogaadiyay guulaha ay ciidanka qalabka sida iyo kuwa...

Tirada Askarta ku dhimatay Shil gaari oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe oo korortay

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh.Dhexe ayaa sheegaya in gaari Cabdi Bile ah oo ay saarnaayeen ciidan ka tiraan Nabad Sugida uu rogmaday, waxaana...

Wararka Muddo kordhin loo sameeyay Madaxweyne Muuse Biixi

0
Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta muddo laba sano ah u kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulan ay maanta yeesheen golaha guurtida ayay...

Ciidamadda Dowladda Oo Soo Baneeyay Moqokori Iyo Yasooman Iyo Cabsi Soo Wajahday Shacabka

0
Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamadda Dowladda ay soo baneeyeen Deegaanada Moqokori iyo Yasooman ee Gobalka Hiiraan, halkaasoo dhawaan lagala wareegay...

Taliska ciidanka CXDS oo ka hadlay sababta ay uga baxeen degaano ku yaalla gobolka...

0
Taliyaha ciidanka Dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo aay wehliyaan guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan taliyaha qeybta 27-ee CXD Gen. Tawane Axmed...

Guddoomiyaha BF oo wadahadal la yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxa uu Khadka Teleefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga Mudane...

Wasiir Cabdiraxmaan Alcadaala” Qof Kasta oo Su’aal Geliya Macawisleyda Waxaan u Aqoonsanahay Khawaarij”

0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Shiikh Alcadaala ayaa ka warbixiyay safarka wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federalka ah iyo...

XULASHADA