Ka:dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Nafaqada iyo Nadiifinta Deegaanka.

0
Barnaamijka 9aad laha ee oo Maanta aan ku eegi doono, Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan,Mowduuca maanta waa kor u qaadidada xaga Nafaqada iyo...

Mid ka mid ah Haweenka ka soo jeeda Gobolka Gedo oo sheegtay in ay...

0
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa Maanta waxaa lagu Qabtey Xaflad si heer sare loo soo Agaasimey,islamarkaana ay ka soo Qeyb galeen Qaar ka...

Awoodda Militeriga Soomaaliya oo ka sare martay waddan Yurub ka tirsan

0
Bogga Golobal firepower oo sanad walba soo saara liiska awoodda militeriga ee dalalka caalamka ayaa cusboonaysiin ku sameeyay xogtii sanadkan oo meelaha qaar isbaddallo...

19-sano oo ka soo wareegtay dilkii haweeneydii reer Talyaani ee caawin jirtay Soomaalida

0
19-sano kahor Waxaa maanta oo kale 07 October sanadkii 2003-dii magaalada Boorame lagu dilay Annalena Tonelli, oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Talyaaniga, ka...

Kooxa hubaysan oo weerar ka geystay gobalka ka tirsan dalka Jabuti

0
Dowladda Jabuti ayaa sheegtay in koox hubaysan ay habeennimadii xalay ahayd ay weerar ku soo qaadeen saldhig ciidamada Jabuti ay ku lahaayeen gobalka Tadjourah. Wasaaradda...

Guddoomiyayaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Finland oo khadka taleefoonka kuwada hadlay

0
Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka 11-aad ee dalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Finland, Mudane Matti Vanhanen. Labada...

Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Fal danbiyeed tahay Cidii baahisa Fikirka iyo Wararka...

0
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska, Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Alcadaala, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaarada warfaafinta ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya...

Madaxweyne Dani oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Hey’adaha Samafalka Dalka Kuwait

0
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Ururka Samafalka ee Liilaaf ee dalka Kuwait oo...

Meydadka muhaajiriin u badan Afrikaan oo laga halay xeebaha Giriigga

0
Ilaalada xeebaha Giriigga ayaa Khamiistii sheegay inay soo saareen meydadka 15 qof oo la socday labo doon oo tahriibayaal ah oo degtay, iyadoo dhowr...

Madaxweynaha Cusub ee Kenya oo booqasho rasmi ah ku tegay Itoobiya

0
Madaxweynaha Cusub ee dalka Kenya William Ruto iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka...

XULASHADA