Maamulka Hir-Shabeelle oo magacaabis sameeyay

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada uulo-Burde, isaga oo sidoo kale u magacaabay Guddoomiye...

Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay Wasiirrada Waxbarashada Heer Federaal & Heer Dowlad-Goboleed?

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirrada Waxbarashada heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee dalka ayaa kala hadlay...

Dowladda Soomaaliya oo digniin u dirtay shirkadaha bixiya adeegga Maraakiibta

0
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ayaa uga digtay shirkadaha bixiya adeegga Maraakiibta (Ship Agents) inay xogta badeecadaha ay dalka keenaan la wadaagaan Kooxda Al-Shabaab...

Akhriso: Maxaa Kaoo Baxay Shirkii Kusoo Idlaaday Magaalada Dhuusamareeb?

0
Magaalada Dhuusamreeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shir ay isugu yimaadeen siyaasiyiin, waxgaradka, xildhibaanno, wasiirro heer federal ah madaxweyne...

Sacuudiga oo xiray oo muwaadin Mareykan ah xilli ay xiisad kala dhaxeyso

0
Muwaadin Mareykan ah oo lagu xiray dalka Sacuudi Carabiya ayaa loo ciqaabayaa qoraallo uu soo dhigay twitter-ka oo la xiriira mowduucyo ay ka mid...

Qarax lagu burburiyay Buundada degmada Buulo Burde

0
Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-Burde ee Gobolka hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in buundada degmadaas uu Galabta ka dhacay qarax xoogan oo geystay...

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay qiimeyntii ugu dambeysay ee IMF

0
Wasiirka Wasraaradda maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa sheegay warbixintii ugu dambaysay ee ay hay’adda lacagta Adduunka IMF kasoo saartay hannaanka...

Madaxweyne Deni oo kulan la yeeshay xubnaha beesha caalamka

0
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirweyne ay Beesha Caalamka iyo Puntland isugu yimaadeen, Kaasi oo ay kasoo qeybgaleen wafdi...

Wararka Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay shabakad maaliyadda iyo hubka u qaabilsan Al-Shabaab

0
Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in shabakad Al-Shabaab u qaabilsan fududeynta dhaqaalaha iyo hubka oo xayiraado lagu soo rogay. Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa bayaan...

Shir laga yeeshay sugida Amniga Magaalada Muqdisho

0
Wasiirka Amniga Maxamed Axmed Sheekh Cali ayaa shir-gudomiyay kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka socda Wasaarada Amniga Gudaha, Taliska Ciidanka Boliiska iyo Maamulka Gobolka...

XULASHADA