Shir muhiim ah oo maalintii labaad u socdo DF iyo dowlad goboleedyada dalka

0
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi oo ka hadlay kulanka qaran ee xiriirka dowladaha hoose ayaa sharaxay ujeedka...

Dagaal Beeleed dib uga bilaawday degaano katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe

0
Dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed ayaa markale dib uga bilaawday degaano hoostaga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxana ka dhashay khasaaro isugu...

RW Xamse oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in...

Ciidamada dowladda oo weeraray degaan ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

0
Dagaal xoogan ayaa Galabta ka dhacay degaan u dhaxeeya degaannada Halgan iyo Booco ee gobolka Hiiraan, kaas oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda oo kaashanaya...

Maleeshiyaad hubeysan oo Wiil iyo Aabihiis ku dilay gobolka Galgaduud

0
Allaha u naxariistee waxaa xalay deeganaka Dhisaq Shurufle ee gobolka Galgaduud lagu dilay wadaad lagu magacaabi jiray Sheekh Cismaan Axmed Geedi iyo wiil uu...

Dowladda Federaalka oo war kasoo saartay Sheekh caan ah oo lagu dilay Muqdisho

0
Wasiirka Arrimaha gudaha, Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa ka hadlay dil xalay loo geystay Sheekh Cabdi Caziz Maxamed Xersi oo ahaa...

Xiisad ka taagan Baydhabo iyo Laftagareen oo amray in Mucaaradka laga saaro Baydhabo

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee caasimadda KGS ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan xiisad u dhaxeysa maamulka iyo siyaasiyiin mucaarad ah. Magaalada...

Gudoomiye ku xigeenka Garasbaaley oo la amray in lasoo qabto

0
Xeerilaaliyaha Qaranka ayaa amar in lasoo qabto Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada deegaanka Garasbaaley. Waxaa lagu eedeeyay in handaad iyo hor istaag ku sameeyay Shaqadda...

Ku-simaha madaxweynaha oo Gudoomiyaha Hiiraan kala hadlay dagaalka Al-Shabaab

0
Ku-simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan...

Wasiir Cawad oo ka hadlay sababta hortaagan soo celinta askarta ku maqan ERITREA

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii labaad ku sugan dalka Eritrea, oo uu ku tegay booqashadii labaad ee kadib dib u doorashadiisa. Madaxweynaha ayaa...

XULASHADA