Xukuumadda Soomaaliya oo taageertay Baaqa Caalamiga ah ee lagu xakamaynayo in hubka qarxa loo...

0
Soomaaliya ayaa taageertay Baaqa Caalamiga ah ee lagu xakamaynayo in hubka qarxa loo adeegsado goobaha bulshada. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir...

Ciidanka booliska oo sheegay in ay fashiliyeen qarax lagu xiray gaari

0
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed qeybta gobolka Banaadir ayaa saakay fashiliyay Qarax lala damacsanaa in Lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed. Ciidanka booliiska ayaa sheegay in ay fashiliyeen...

Gudoomiye Madaale oo xilka ka qaaday Saddex gudoomiye degmo

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Guddoomiyaal cusub u magacaabay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Maxamed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Maxaas

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah...

Canada oo tarxiil u diyaarisay boqollaal Soomaali ah

0
Dhallinyaro Soomaali ah oo la sheegay in dowladda Canada ay qorsheyneyso inay dalkeeda ka musaafuriso. Lama oga tirada rasmiga ah ee dowladda Canada ay qorsheyneyso...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo Maanta ku dhexmaray degaanka Mabaax oo hoostaga degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan Ciidamada Dib-u-xoreynta...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo Maanta ku dhexmaray degaanka Mabaax oo hoostaga degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan Ciidamada Dib-u-xoreynta...

Golaha Ammaanka oo diiday in cunaqabateynta hubka laga qaado Somalia & DFS oo walaac...

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, taas oo ay si weyn uga soo horjeesatay dowaldda...

Xog: Madaxweyne Xasan iyo Axmed Madoobe oo gaaray is-faham qarsoodi ah

0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo hogaamiyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si hoose heshiis uga gaaray qadiyadd muddo badan cakir-neyd, sidda ay xusayaan warar...

Ra’iisul wasaare Xamza oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya dowladda fedraalka Soomaaliya iyo bangiga adduunka,...

XULASHADA