Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways oo ku hanjabtay duuliyayaasha shaqo joojinta wada

0
Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa ku hanjabtay inay ciqaabi doonto duuliyayaasha shaqo joojintoodu ay gashay maalintii afaraad. Shirkadda ayaa ku doodaysa in falka ay...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u dhoofay dalka Jabuuti

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha ayaa casuumaad...

Dhimasho & dhaawac ka dhashay shil gaari oo ka dhacay Magaalada Garoowe

0
Inta la xaqiijiyay laba Ruux ayaa geeriyootay laba kalena waa ay dhaawacmeen kadib Shil gaari oo Maanta ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad...

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday in Alshabaab loogu yeero magac aan ahayn Khawaarij

0
asaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa awaamiir cusub oo ay soo saartay ku sheegtay in aan Al-Shabaab loogu yeerin magaca aan...

Somaliland oo shaaca ka qaaday ururada soo baxay ee ka qeyb-galaya doorashada

0
Guddida Diiwaan-galinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Asxaabta Somaliland ayaa shaaca ka qaaday 9 urur siyaasadeed oo buuxiyay shuruudihii diiwaan-gelinta. Qoraal kasoo baxay Guddiga Diiwaan-gelinta Ururada...

Sheekh Aadan Madoobe oo war ka soo saaray dilka Cabdiraxmaan Cumar Abshirow

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Tacsi u diray Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow oo walalkiisa...

Wasiir Arrimaha Gudaha oo Ka Qeybgalay Caleemo-saarka Guddoomiyaha Degmada Xudur

0
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan degmada Xudur ee caasimadda gobolka...

Shirka isbedalka Cimillada oo ka socda Masar & MD Xasan Sheekh oo ka qeyb...

0
Magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar waxaa ka socda shirweynaha 27-aad ee Qaramada Midoobay ee sanad kasta looga hadlo wax ka qabashada isbedalka cimillada. Shirka...

Wiil Dhalinyaro ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

0
Rag hubeysanaa ayaa waxaa la sheegay in degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir ay maanta ku dileen Wiil Dhalinyaro ahaa oo lagu Magacaabi jiray Cabdiraxmaan...

Wasiirka Falagle oo Guul ka sheegtay dagaalkii ka dhacay degaanka Qaayib

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Axmed shire Falagle ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii qaraxyada ku bilaawday ee saaka Al-Shabaab ku qaadeen degaanka Qaayib ee...

XULASHADA