Guddoomiye Cabdi Xaashi oo diiday inuu qabto Mooshin ay soo diyaareen Senatorada Aqalka sare

0
Senator Cabdiweli Ibrahim Aden (Garyare) ayaa u sheegay warbaahinta maxaliga ah in Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya uu maanta ka diiday senatarada inuu ka...

MW Deni oo 7 cisho u qabtay in ay cafis ku dalbadaan dadka la...

0
Madaxweyne dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo habeenimadii xalay ka hadlay dagaalka argagixisada ayaa sheegay in wejiga xiga ee hawlgalku bilaaban doono maanta oo...

Cali Balcad oo loo jeediyay eedeyn culus ka dib hadalkii Rooble

0
Xildhibaan Cabdullaahi Carab oo ka tirsan Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyn culus u jeediyay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Cali Balcad. Wuxuu sheegay in...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 27-2-2025

0
K a Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey...

Madaxweyne Deni: Daasaan waxay ahayd saldhigga ay Daacish ka abaabuli jirtay weerarada ay ka...

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in xog ay heleen dowlad shisheeye ay daaha ka rogtay in deegaanka Daasaan, oo dhawaan laga saaray...

Xildhibaan Cali Saciid Fiqi oo mar kale loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed

0
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta Gudoomiyaha Baarlamaanka u doortay Cali Saciid Fiqi, oo hadda ka mid ahaa xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka...

Warmurtiyeed ka soo baxay shirka Muqdisho ay ku yeesheen MW Xasan Sheekh iyo RW...

0
Dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey inay sii xoojiyaan xiriirkooda, ayna yeeshaan iskaashidhinacyada; Amniga, dhaqaalaha & mashaariicda kaabayaasha dhaqaalaha, kadib shir ay Muqdisho...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay gudaha Balcad

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo kooxda Al-shabaab aroornimadii hore ee saakay ku qaaday degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarka ayaa...

Raysal wasaaraha dalka Itoobiya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo goordhaw soo gaaray Muqdisho

0
 Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goordhow si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...

Dagaal Xoogan oo Maanta ka dhacay Duleedka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo

0
Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal xoog leh uu saakay ka dhacay duleedka magaalada ,kaasi oo u dhaxeeya...

XULASHADA