Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo laga dhigay ilaa 2027
War saxaafadeed kasoo baxay Ururka Midowga Yurub ayaa waxaa shaaca looga qaaday in la kordhiyay howlgalladooda amniga iyo difaaca ee Soomaaliya illaa 28-ka Febraayo...
Madaxweynaha dalka Turkiga oo kusoo wajahan Soomaaliya
Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa shaaciyay in horraanta sanadka soo socda uu booqasho ku imaan doono Soomaaliya iyo Itoobiya, kaddib heshiis lagu soo afjaray...
SSC Khaatumo oo Markale Somaliland Ku Eedaysay Colaada Ceerigaabo
Maamulka SSC Khaatumo ayaa sheegtay in Somaliland ay si badheedh ah u beegsatay qaar kamid ah shacabka Ceerigaabo, kadib dagaal 2 maalmood magaalada ka...
Dowladda Federaalka oo ku baaqday in si sharuud la’aan ah loo joojiyo dagaalka Ceerigaabo
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS ayaa sheegtay in ay si dhow ula socoto colaadda labaddii maalmood ee ugu dambeeyey beelaha walaalaha ah...
Maamulka Jubbaland oo markii labaad Muqdisho u diray askartii lagu qabtay dagaalkii Raaskambooni
Maamulka Jubbaland ayaa maanta markii labaad magaalada Muqdisho u diray askar katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo lagu qabtay dagaalkii todobaadkii hore ka...
Golaha Wasiirada XFS oo yeeshay kulan looga hadlayay dib u eegista Dastuurka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan gaar ah, oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu soo...
Dagaal maalintii labaad ka Socda Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag
Dagaal maalintii labaad galay ayaa ka soconaya magaalada Ceerigaabo, halkaas oo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatumo ay ku dagaalamayaan qaar ka mid ah...
Puntland oo ku baaqday in Soomaaliya dib loogusoo celiyo cunaqabataynta hubka ee saarnayd
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxa), ayaa sheegay in khataro halis ah ay soo wajahday ammaanka Soomaaliya, ka dib markii laga qaaday...
Khasaare xoogan oo maanta ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta dagaal beeleed dhaliyay khasaare xoogan uu ka dhacay deegaanka Xarar-xayle oo hoostaga degmada Ceelbuur...
Xukuumada Cusub ee Somaliland oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Heshiiskii Ankara iyo Isfahankii Itoobiya
Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sheegtay in heshiiskii Ankara ee dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya uu yahay arrin aan khuseyn Somaliland, waxa kale oo ay...


















