Dawlada Itoobiya oo iska fogeeysay Dagaalkii Doolow
Itoobiya ayaa sheegtay inay aad uga xumaatay hadalka kasoo yeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya 23-kii December 2024 oo ku eedeeysay Ciidamada Itoobiya...
Xaalada degmada Dolow oo degan,ka dib Dagaalkii shaley ka dhacay degmadaasi
Wararka naga soo gaaraya degmada Dolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka xaalad kacsanaan ah ay ka jirto gudaha degmadaasi oo ay shalay...
Masar oo xaqiijisay inay ciidamado ku biiranayso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Masar ayaa ciidamadeeda ku biirin doonta ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas ayaa sidaasi ka sheegay magaalada Qaahira.
"Masar...
Soomaaliya iyo Itoobiya oo kawada hadlay dhameystirka Qodobadii kasoo baxay Shirkii ka dhacay Ankara
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya Ambassador Misganu Arga ayaa kulan kula qaatay magaalada Addis Ababa Wasiiru Dowlaha wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali...
Soomaaliya oo la wareegtay xilka Guddoomiyaha Golaha Wasiirrada Gaashaandhigga ee Ciidanka Heeganka ah ee...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Rwanda kala wareegtay Hoggaanka Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika (EASF) oo ah urur goboleed uu waajibaadkiisu yahay kor u...
Faransiiska oo sheegay inuu Itoobiya ka taageerayo sidii bad ku heli lahayd
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dalkiisu uu taageerayo doonista Itoobiya ee ku aaddan helitaanka badda iyada oo loo marayo shuruucda caalamiga ah...
Madaxweynaha Somaliland oo soo jeediyay in wadahadal lagu dhameeyo colaadda gobollada Sool iyo Sanaag
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay inuu rabo in wadahadal lagu dhameeyo xasaradaha ka taagan gobollada Sool iyo Sanaag.
Madaxweyne Cirro, oo kulan...
Jubalanad oo Dowladda Federaalka uga digtay faragalinta ay ku hayso Gobolka Gedo
Madaxweyne Kuxigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo gaaray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay wali...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay hindisaha Muqdishada cusub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay MadashaHindisaha Horumarinta Muqdishada cusub iyo dhismaha Airporka cusub ee Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...
Soomaaliya oo ka laabanaysa go’aankii ciidamada Itoobiya uga saartay howlgalka cusub ee nabad ilaalinta
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay ka laabato go’aankii ay ciidamada Itoobiya uga saartay howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya 2025.
Ciidamada Itoobiya...


















