War Murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wadatashiga dowlad Goboleedyada
War murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirka Wada-tashi ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasoo shalay ka furmay Dhuusamareeb.
War murtiyeedka oo ahaa...
STATEMENT BY SPECIAL REPRESENTATIVE OF THE SECRETARY-GENERAL JAMES SWAN TO THE SECURITY COUNCIL ON...
Madam President, Distinguished Members of the Council,
Thank you for the opportunity to brief on the situation in Somalia. I am pleased to do so...
Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose
Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa ay howlgal kala duwan ka wadaan deegaano duleedka kaga beegan Magaalada Kismaayo ee Gobolka...
HOOS KA DHAGEYSO Barnaamijka HAGE 12 Part 5 ee Radio Markabley.
HAGE waa Waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka Baxa Radio Markabley FM Baardheere,Maalin kasta oo khamiis ah 2.30 Duhurnimo ,Sidoo kale Habeen kasta oo...
Waa Sidee Xaalada Waxbarasho ee Dugsiyada Waxbarashada ay Maamusho Hay’adda HIRDA ee Baardheere(Dhageyso+Sawirro)
Sanadahii la soo dhaafey Isbedel xaga Horomarka waxbarashada ayaa laga dareemayaa Dugsiyada Waxbarashada ee ay Maamusho Ururka Samafalka HIRDA oo markii ugu horeysay Sanadkii...
Ra’iisul Wasaare kheyre oo magacaabay Guddiga Diyaarinta Aaska Xasan Abshir
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’isulwasaarihii hore ee dalka...
Qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho
Qarax xoog leh ayaa goordhow laga maqlay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay dugsiga tababarka...
Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan.
Barnaamijka 7aad laha ee oo Maanta aan ku eegi doono, Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan,Mowduuca maanta waa Quudinta Bukaanka,waxaana idiin soo saartey Hay,adda...
Barnaamijka Samawade,Mowduuca 1aad ee Radio Markabley-Baardheere
Barnaamijka Samawade,Mowduuca 1aad ee Radio markabley 12/1/2021
Kulanti wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka sama wade ee radio markabley
Barnaamijka sama wade...
Gabar uu dhalay Hogaamiyihii hore ee Koofur Afrika Mandela oo geeriyootay
Zindzi Mandela oo uu dhalay hoggamiyihii hore ee dalka Koofur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaal dalka Koofur Afrika.
Zindzi Mandela ayaa...


















