Trump: “Heshiis lama geli doono Iiraan ilaa ay si shuruud la’aan ah isu dhiibto

0
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in uuna jiri doonin wax wadahadal ah oo lagu soo afjarayo dagaalka Bariga Dhexe ilaa ay Iiraan si...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Arusha si uu uga qayb galo shirka EAC

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaas oo uu kaga qayb galayo Meertada 25-aad ee Shir...

Xisbiga Himilo Qaran Oo Ka Horyimid Dastuurka Cusub

0
Xisbiga Himilo Qaran ayaa si cad ugu sheegay ummadda Soomaaliyeed inuusan aqoonsanayn waxa loogu yeeray “Dastuurka cusub”, isagoo ku dooday in wax ka beddelka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ku Dhawaaqay muddo kordhin hal sano ah

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ku dhawaaqay in muddo hal sano ah lagu kordhiyay xil-haynta hay’adaha dowladda, kadib markii la...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Xildhibaannada Labada Gole Ku Bogaadiyey Ansixinta Dastuurka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib ansixinta qodobbo muhiim ah oo ka tirsan...

Xildhibaanadii Garoowe Lagu Celiyay Oo Saaka Loo Ogolaaday Inay Ku Laabtaan Deegaanadoodii

0
Xildhibaanadii dhawaan lagu celiyay hawada iyagoo ku sii jeeday Garoowe ayaa saaka loo ogolaaday in ay ku laabtaan deegaanadoodii, sida uu xaqiijiyey mid ka...

Farmaajo oo Digniin adag u diray Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa digniin adag u diray Madaxweynaha xilka haya, Xasan Sheikh Maxamuud, isaga oo uga digay in wax-ka-beddel...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda amniga dalka, gurmadka abaaraha, hawlgallada ay ciidamada...

Ciidamada Kuwayt oo Soo Riday Saddex Diyaaradood oo Maraykanku Leeyahay

0
Taliska Dhexe ee Ciidammada Maraykanka ee Bariga Dhexe ee loo yaqaan US Central Command (CENTCOM) ayaa xaqiijiyey in saddex diyaaradood oo dagaal oo nooca...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan la Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha...

XULASHADA