Masar iyo Turkiga oo ku Heshiiyay Taageerada Midnimada iyo Amniga Soomaaliya

0
Dawladaha Masar iyo Turkiga ayaa magaalada Qaahira ku yeeshay wareegii saddexaad ee wadatashiyada diblomaasiyadeed ee ku saabsan arrimaha Afrika, iyagoo diiradda saaray xasiloonida Soomaaliya...

Darawallada Bajaajta oo ka mudaharaaday qiimaha shidaalka ee Muqdisho

0
Darawallada bajaajta ka shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay mudaharaad ay kaga cabanayaan kororka weyn ee ku yimid qiimaha shidaalka, kaas oo saameyn ku...

WHO: Todoba ka mid ah tobankii qof oo Soomaali ah waxay ku nool yihiin...

0
Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay  toddoba ka mid ah tobankii qof oo Soomaali ah in ay ku nool yihiin dakhli ka yar $1.90...

DFS oo sheegtay in Dhammeystirka Dastuurka la kala tashtay siyaasiyinta mucaaradka ee uu hoggaamiyo...

0
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Aadan Cali ayaa sheegay in dhammeystirka iyo ansixinta wax-ka-beddellada Dastuurka Soomaaliya ay tahay guul qaran oo taariikhi ah, taas oo...

Soomaali ku nool Mareykanka oo dacwad ka gudbisay go’aanka Trump

0
Qaar ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka ayaa dacwad sharci ah ka gudbiyey maamulka Madaxweyne Donald Trump, iyagoo ka soo...

Iran oo ku hanjabtay weeraro culus oo hor leh, iyada oo beenisay in la...

0
Xiisadda dagaalka u dhexeeya Maraykanka, Israa'iil iyo Iran ayaa sii xoogaysanaysa, iyadoo Tehran ay ku hanjabtay inay adeegsan doonto gantaallo aad u awood badan,...

In ka badan 500,000 oo qof oo ku barakacay Lubnaan kadib weerarro isdaba jooga...

0
In ka badan nus milyan qof ayaa ku barakacay dalka Lubnaan kadib markii ay dib u qarxeen dagaallada u dhexeeya Israa'iil iyo ururka Hezbollah,...

Mojtaba Khamenei oo loo magacaabay hoggaamiyaha ugu sarreeya ee Iran

0
Mojtaba Khamenei ayaa si rasmi ah loogu magacaabay hoggaamiyaha ugu sarreeya ee cusub ee dalka Iran, isagoo beddelaya aabbihii Ayatollah Ali Khamenei, xilli dalkaasi...

Xarunta Ciidamada Nabad Ilaalinta Ghana ee Lebanon oo gantaallo lagu weeraray

0
Xarunta Ciidamada Nabad Ilaalinta Ghana ee ku sugan Lebanon ayaa Jimcihii lagu qaaday weerar gantaallo ah, taasoo keentay in laba askari si daran loo...

Masar iyo Mareykanka oo ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya iyo xasilloonida Geeska Afrika

0
Sida ay baahisay Egypt today wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas Badr Abdelatty ayaa khadka taleefanka kula yeeshay wada-hadal xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Marco Rubio, iyagoo...

XULASHADA