Diyaarad rakaab sidday oo ku dhacday badda agagaarka Garoonka Aadan Cadde
Diyaarad siday dad shacab ah ayaa ku dhacday dhinaca badda ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee caasimadda Muqdisho, kaddib markii ay isku dayday inay...
Madaxweynaha Soomaaliya: Turkigu Soomaaliya uma joogo dagaal ka dhan ah Israa’iil
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa beeniyay in joogitaanka Turkigaee Soomaaliya iyo saamaynta sii kordhaysa uu ku leeyahay dalka uu yahay mid...
Madaxweyne Cirro: Haddii la rabo midnimo, waa in Jabuuti, Soomaalida Itoobiya iyo Kenya la...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku dooday in haddii la rabo in la mideeyo Soomaalida, loo baahan yahay in marka hore ay...
Cirro oo ka hadlay waxa ay ku badesheen aqoonsiga Israa’iil
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ‘Cirro’ oo la hadlayey warbaahinta Sky News qaybteeda Carabiga, ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xidhiidha aqoonsigii Somaliland...
Madaxweyne Xasan Sheekh: Hadallada Trump waxba kama beddeli karaan xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay hadallada nacaybka ah ee Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ka sheego Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheikh...
Soomaaliya iyo Urur-Goboleedka IGAD oo bogaadiyay Suudaan oo dib uga mid noqotay IGAD
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhaweysay go’aanka Jamhuuriyadda Suudaan ay dib ugu bilowday xubinimadeeda Urur-Goboleedka Horumarinta Geeska Afrika (IGAD), iyada oo...
Caleemo-saarka Ugaaska Tanade oo isu keenay Puntland iyo Dowladda Federaalka
Xafladda caleemo-saarka Ugaaska Guud ee beesha Tanade Daarood, oo ka dhacaysa degmada Galdogob ee gobolka Mudug, ayaa isu keentay dhinacyo si weyn ugu kala...
Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid oo Taageeray Wax-ka-beddelka Dastuurka
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa si buuxda u taageeray wax-ka-beddellada lagu sameynayo Cutubka 4-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah, xilli...
Sheekh Shariif oo nasiib darro ku tilmaamay wixii maanta ka dhacay Baarlamaanka Soomaaliya
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo si adag...
Buuq markale hareeyay fadhiga Golaha Shacabka iyo Ciidamo badan oo la geeyay
Xiisad siyaasadeed oo aad u xooggan ayaa saaka ka taagan xarunta Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii ciidamo ka tirsan Booliska Federaalka lagu soo daadiyay gudaha...


















