Madaxweyne Xasan Sheikh oo gaaray Addis Ababa si uu uga qeyb galo shir madaxeedka...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynae Xasan...
Wasaaradda Amniga Gudaha oo Ka Hadashay is hortaagii Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa lagu sheegay in habraaca sugidda amniga ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle uu si buuxda u shaqeynayo, islamarkaana...
Midowga Afrika oo ku baaqay in si degdeg ah loo soo dadajiyo ciidamo iyo...
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU) ayaa si adag u adkeeyay baahida loo qabo in la soo dadajiyo helitaanka ciidamo ku filan...
Maxay ka wadahadleen wasiirada arrimaha dibada Soomaaliya iyo Kenya
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa Kulmay Intii ay socdeen shirarka Midowga Afrika ee ka qabsoomaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Wasiirka...
Ismari waa weli ka taagan qabsoomida Shirka Golaha Wadatashiga iyo DF ee Soomaaliya
Waxaa weli ismari-waa xooggan uu ka taagan yahay goobta lagu qabanayo shirka la filayo inuu dhex maro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka...
Dood ka dhalatay hadalkii ka soo yeeray Madaxweyne Deni uu Xaley ka jeediyey Muqdisho
Hadal-heyn iyo dood xooggan ayaa ka dhalatay hadal xalay ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, kaas oo si toos ah uga hadlay...
Ilhan Cumar: Trump waa hoggaamiye kufsada carruurta waa in la dilaa
Wakiilka Dimuqraadiga ee Congress-ka Mareykanka, xildhibaan Ilhan Omar, ayaa ku eedeysay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu yahay hoggaamiye kufsada carruurta.
Xildhibaanadda asal ahaan ka soo...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo dalal ku yaala gobolka ku eedeeyay inay taageersan yihiin aqoonsiga...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa ku eedeeyay Dowlado ku yaala gobolka, oo uu uusan magacaabin, in ay taageersan yihiin  aqoonsiga Israel...
Axmed Madoobe oo ka soo degay Muqdisho, isagoo wata ciidan hubeysan
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah uga soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, isaga...
Deni iyo Axmed Madoobe oo ku soo wajahan Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta lagu wadaa inay gaaraan magaalada Muqdisho, halkaas oo ay...


















