Ciidamo ka soo horjeeda Lafta Gareen oo dagaal kula wareegay Qansax-dheere.
Dagaal xooggan ayaa maanta waxaa uu ka dhacay degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay, kaasi oo dhexmaray ciidamada maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya iyo ciidamo ka...
Maxkamadda Ciidamada oo toogasho ku fulisay askari ka tirsanaa NISA.
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa fulisay xukunka dilka toogashada ahaa ee lagu riday Dable ka tirsanaa Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mukhtaar Shakuur...
Trump oo ka hadlay xaalada hoggaamiyaha cusub ee Dowalada Iran.
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in hoggaamiyaha cusub ee Iiraan uu “dhaawac” ka soo gaaray weeraradii Mareykanka iyo Israa’iil ay bilowgii dagaalka ku...
Faransiiska iyo Talyaaniga oo wada-hadallo la furay Iran si loo furo marinka Hormuz
Dowladaha Faransiiska iyo Talyaaniga ayaa bilaabay wada-hadallo ay la furayaan Iran si loo sugo in maraakiibta Yurub ay si nabad ah uga gudbaan marinka...
Ciidanka Badda Turkiga oo Isniinta ka Bilaabaya xeebaha Soomaaliya hawlgallo amni
Ciidanka Badda ee Turkiga ayaa si rasmi ah u bilaabaya hawl-gal ay ku tegi doonaan Soomaaliya Isniinta soo socota. Ugu yaraan afar markab ayaa...
5 askari oo ka tirsan ciidanka Puntland oo ku geeriyooday qarax lagula eegtay Calmiskaad
Ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa ku geeriyooday, qaar kalena ay ku dhaawacmeen qarax maanta barqaddii ka dhacay jidka...
Iran oo laga cabsi qabo inay weerarto gudaha Mareykanka.
FBI-da ayaa uga digtay booliska gobolka California suura-galninada weeraro ay fuliso Iran, iyadoo soo direysa diyaarado aan duuliye lahayn (drones) marka dagaalku bilowdo.
Digniin la...
Xasan Sheekh, Geelle iyo Abiy oo ku kulmay Jabuuti, maxay ka wadahadleen?.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Djibouti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay la yeesheen Madaxweynaha Jabuuti Ismaïl Omar Guelleh iyo Ra’iisul...
Israa’iil oo saldhig ciidan ka dhisaysa meel u dhow Berbera
Warbixin uu qoray wargeyska Bloomberg ayaa sheegay in Israel ay qorsheynayso inay saldhig ama xarun istaraatiiji ah ka samaysato meel u dhow magaalada Berbera...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo loo jeediyay Eedeymo ku saabsan hoggaanka hay’adaha amniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa wajahaya eedeymo ku saabsan sida loo maamulayo hay’adaha amniga ee dalka.
Guddoomiyaha Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Suleymaan...


















