Qaramada Midoobay oo Soo Dhoweysay Wadahadallada u bilowday Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweeyay bilaabashada rasmiga ah ee wadahadallo heer sare ah oo ka furmay magaalada...
Trump oo shaaciyay lacagta uu Mareykanka ku bixinayo dibu dhiska Gaza
Madaxweynaha Mareykanka,Donald Trump, ayaa sheegay in Mareykanku bixin doono toban bilyan oo doolar oo dib loogu dhisayo magaalada Gaza.
Wuxuu kaga dhawaaqay daahfurka shirka ee...
Shirkii DFS iyo Golaha Mustaqbalka oo maanta baaqday.
Shirkii golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa maanta baaqay, mana cadda sababta keentay baaqashada.
Talaabadan ayaa ka dambeysay kadib markii uu shalay si...
Milatariga Mareykanka oo sheegay maalinta ay diyaar u yihiin inay weeraraan Iran
Saraakiisha ugu sareysa amniga qaranka ayaa madaxweyne Donald Trump ku war geliyay in ciidamada Mareykanka ay diyaar u yihiin weerar suurtagal ah oo ka...
Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaaraha oo guddoomiyey Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliy
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Hamza Abdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka wadatashiga ee Dowladda...
Qatar Charity oo bilowday bixinta deeqo raashiin ah oo lagu taageerayo qoysaska Soomaaliyeed xilliga...
Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay bixinta deeqo raashiin ah oo loogu talagalay...
Soomaaliya oo ugu baaqday Beesha caalamka in la joojiyo isku day kasta oo lagu...
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday beesha caalamka inay si mideysan uga hortagto isku day kasta oo lagu doonayo in si xoog ama qasab ah...
Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka lagu qabto Madaxtooyada...
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in is-afgarad hordhac ah laga gaaray qabsoomidda shirka wada-tashiga u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbahaysiga Mucaaradka ee...
Somaliland: oo ku tilmaantey Hadallada Erdogan faragelin aan la aqbali karin
Xukuumadda Somaliland ayaa si adag u cambaareysay hadallo shalay ka soo yeedhay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, kuwaas oo uu kaga horyimid aqoonsiga Somaliland,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wada-hadal Siyaasadeed la Furaya Mucaaradka si looga Hadlo Amniga, Doorashooyinka...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Talaada ah bilaabo wada-hadallo siyaasadeed oo uu la yeesho hoggaamiyeyaasha mucaaradka, isaga oo...


















