Xiisadda Bariga Dhexe Oo Ay Saameysay Dalka Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed, ayaa ugu baaqay shirkadaha shidaalka, xarumaha adeegga iyo shacabka inay xafidaan isticmaalka shidaalka, maadaama xiisadda sii kordheysa ee Bariga...
Dowladda Soomaaliya oo hakisay duulimaadyadii Baydhabo kadib xiisadda KGS
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hakisay duulimaadyadii aadi jiray magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, kadib markii uu sii xoogaystay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo amar ku bixiyay in la beegsado madaxda sare ee Iiraan,...
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in la bixiyay amar toos ah oo lagu badhtilmaameedsanayo madaxda sare ee dowladda Iiraan. Xafiiska ayaa...
Maamulka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay inuu xiriirka u jaray Dowladda Federaalka Soomaaliya
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu joojiyay wada-shaqeyntii uu la lahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya.
War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Koonfur Galbeed...
Lafta gareen oo Baydhabo ku laabanayo isagoo khilaaf kala dhexeeya DFS.
Madaxweynaha maamulka Koofur galbeed Cabdiasis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa la filayaa inuu dib ugu laabto magaalada Baydhabo, kadib maalmo uu ka maqnaa, xilli uu...
Xubnaha Soomaaliya ee Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo Lagu Dhaariyey Arusha
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania iyo Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane Ilyas Ali Hassan, ayaa shaaciyay in maanta magaalada Arusha...
Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed oo xanibaad saartay safarka saraakiisha Baydhabo
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ku wargelisay dhammaan saraakiisha in aysan magaalada Baydhabo uga bixi karin wax safar ah...
Iran oo weerar gantaalo ah ku qaaday Israa’iil.
Ciidamada difaaca Israa’iil ayaa sheegay in Iran ay gantaallo ku garaacday Israa’iil.
Waxa ay sheegtay in nidaamyada difaaca ay ku howlan yihiin sidii ay uga...
Soomaaliya oo garab u muujisay Qatar kadib markii la weeraray.
Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga ee Qatar, Sheikh Saud bin Abdulrahman...
Guddoomiyaha SoDMA iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Abaarta
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya...


















