Madaxweynaha Soomaaliya oo Tacsi u diray Dowladda iyo Shacabka Pakistan kadib Fatahaado dhimasho iyo...

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dowladda iyo shacabka Pakistan, kadib fatahaado ba’an oo dalkaas ku dhuftay, kuwaas oo...

Qarax haweeney ku dilay xadka Kenya xili Xiisadda dagaal ee Gobolka Gedo sii xoogeysanayso

0
 Xiisad dagaal ayaa cirka isku shareertay degmada Mandera ee waqooyi bari Kenya, kaddib markii dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Jubaland ka qarxay...

Israel oo Wadahadallo la Furtay Dalal dhowr ah si Loo Qaabilo Qaxootiga Falastiiniyiinta ee...

0
Maamulka Israel ayaa wadahadallo la leh dalalka Indonesia, Uganda, Suudaanta Koonfureed, Libya iyo sidoo kale Maamulka Somaliland si ay u aqbalaan Falastiiniyiinta laga barakiciyay...

Safaaradda Soomaaliya ee Washington oo si adag uga hortimid tallaabo kasta oo lagu wiiqayo...

0
Safaaradda Soomaaliya ee Washington D.C. ayaa si adag uga hortimid tallaabo kasta oo lagu wiiqayo midnimada dhuleed iyo qarannimada dalka, iyadoo mar kale ku...

Sheekh Shariif “Waa in Madaxweynuhu si deg deg ah u joojiyo dagaalka xaq- darrada...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalka maanta ay ciidanka DFS ay ku qaadeen xerada Horseed ee...

Dagaalka Beled-Xaawo oo saameyn ku yeeshay amniga Mandheera

0
Dadka ku nool magaalada Mandera ee waqooyi bari Kenya ayaa wajahaya cabsi iyo walaac baahsan kadib markii rasaas iyo gantaallo ka yimid dagaalka ka...

Golaha Samatabixinta Qaranka Soomaaliyeed oo Shir Deg Deg ah uga socda Magaalada Muqdisho

0
 Shir ayaa haatan ka socda magaalada Muqdisho, kaasi oo ay leeyihiin xubno ka tirsan mucaaradka, gaar ahaan Golaha Samatabixinta Qaranka, iyagoo kaga hadlayo xaaladda...

Ciidamada Dowladda iyo kuwa u abaabulan hab degaan oo ku dagaalamaya magaalada Muqdisho

0
Dagaal culus ayaa saaka waaberigii ka qarxay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Degmada Hodan, kaddib salaaddii Subax, Israsaaseynta ayaa u dhaxaysa ciidanka dowladda iyo dad...

Soomaaliland oo mamnuucday in la soo dejiso gaadiidka aan xabada karin

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland ayaa ku dhawaaqday amar mamnuucaya in la soo dejiyo baabuurta aanay xabadu karin iyo gawaarida dusha banaan ee...

XULASHADA