Booliska UK oo dad usoo qabtay dilkii xildhibaan ka tirsan dalkaas.
London-KNN-Booliska UK ayaa fal argagixiso ah u aqoonsaday dilka loo geystay xildhibaan ka tirsanaa xisbiga Conservative-ka oo lagu magacaabi jiray Sir David Amess, kaasoo...
Duqa caasimada dhuusamareeb oo shaqo ka ceerin sameeyay
Xafiiska Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee Dowlad Goboleedka Galmudug ahna Duqa caasimada Abdirahman Geedaqorow wareegto kasoo baxday ayaa maanta xilkii looga qaaday Guddoomiye Ku-xigeenkii deegaanka...
RW Rooble oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz.
Ra’iisal wasaaraha iyo safiirka ayaa ayaa...
MW Farmaajo oo Madaxtooyada ku qaabilay Caruurtii Eng Saalixi
Madaxweynaha Waqtigu ka dhammaaday ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah ubadka Marxuum Maxamed Cumar Saalixi...
Ganaax lagu riday Urur Siyaasadeedka KAAH oo uu guddoomiyaha ka yahay Saciid Deni.
-War saxaafadeed kasoo baxay Guddiga Kumeel Gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa ganaax lagu riday Urur Siyaasadeedka KAAH, kaas oo uu gudoomiye ka yahay...
Xaalad cabsi ah oo ka jirto Guriceel iyo Inta badan goobihii ganacsiga oo xiran.
-Wararka ka imaanaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay ilaa hadda halkaasi ay ka jirto xaalad kacsanaan ah iyo dhaqdhaqaaqyo Ciidan...
Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha oo fasaxday shaqaalihii dowladda+Sababta
-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS oo War qoraal ah ka soo baxay ayaa lagu sheegay in shaqaalaha kala duwan ee hay’adaha Dowladda...
DEG-DEG:- Faah-faahin qarax ka dhacay Beledweyne iyo Masuuliyiin ku dhintay
Faaf-faahino ayaa kasoo baxaya Qarax goordhow ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, kaas oo geestay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawax islamarkaana...
MW Farmaajo iyo RW Rooble oo kulamo gaar gaar ah la qaateen Guddiga DFS...
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisu Dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddiga Soomaaliya ee Kiiska Baddeena ayaa ku bogaadiyey doorka taariikhiga ah ee ay...
Mid ka mid ah Dowladaha horumaray oo balaayiin doollar ku maalgashanaysa Dekadda Berbera
Dowladda Ingiriiska ayaa Maalgashi ku sameyn doonta Dekadda Berbera ee Somaliland, waxaana sida xogo hoose ay sheegayaan Boqortooyada UK ay maaligalinta la kaashan doontaa...