Xildhibaanada BFS ee ka soo jeeda Puntland, Jubbaland iyo KGS oo shir ku yeelanaya...
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shir ay yeelanayaan xildhibaano ka kala socda labada aqal ee Baarlamaanka...
Djabuuti oo isu diyaarinaysa doorashada madaxtinimo
Dalka Jabuuti ayaa isu diyaarinaya doorashada madaxtinimo ee soo socota, iyadoo la filayo in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu mar kale u tartamo xilka...
Koonfur Galbeed oo sheegtay in hub laga keenay Masar loo adeegsaday dagaalladi ka dhacay...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed, Dr. Cali Saciid Fiqi, ayaa si kulul uga hadlay isticmaalka hub la sheegay in markii hore loogu talagalay difaaca...
Iiraan oo gantaallo ku garaacday magaalooyin ku dhow xarunta nukliyeerka Israa’iil, in ka badan...
Ugu yaraan in ka badan 100 qof ayaa ku dhaawacmay kadib markii Iiraan ay weerarro gantaallo ah ku qaaday magaalooyinka Dimona iyo Arad ee...
MW Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu maanta kulan muhiim ah uu madaxtooyada Soomaaliya kula qaato qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka...
Madaxweyne Laftagareen oo tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay cutubyo ka tirsan...
Koonfur Galbeed oo ka digtay cawaaqibta ka dhalan karta Ciidanka Qaranka oo dano siyaasadeed...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa si kulul uga hadlay tallaabadii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ciidamo ugu dirtay magaalada Baraawe, isagoo ku tilmaamay...
Maraykanka oo 30 maalmood ah fasaxay iibinta saliidda Iiraan si loo dejiyo qiimaha shidaalka
Maamulka Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa si ku-meel-gaadh ah u fasaxday in saliidda Iiraan lagu iibiyo badda muddo 30 maalmood ah, tallaabadan oo lagu...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay go’aanadii uu qaatay Laftagareen
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin Dowlad Goboleedyada Jubbaland, Puntland & Madasha Samatabixinta ayaa soo dhaweeyey Talaabada uu qaatay madaxweynaha Koonfur Galbeed,...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan deg-deg ah la qaatay Odayaasha Dhaqanka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan deg-deg ah la yeeshay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed, si looga wada hadlo xaaladda...


















