Al-Shabaab oo qarxiyay ceelal iyo xarumaha isgaarsiinta deegaanno ka tirsan Galmudug

0
Xubno katirsan Al-shabaab ayaa xalay qarxiyay matoorada ceelasha biyaha, baraago iyo xarumaha isgaartiinta magaalooyinka Maarsamage iyo Cadokibir oo hoostaga degmada Baxdo ee gobolka Galguduud. Sida...

Maamul goboleedyada Soomaaliya oo xiriirka u jaray Wasaaradda Maaliyadda ee dowladda Federaalka

0
Wasaaradaha Maaliyadaha ee shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xiriirka u jaray Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda dhexe...

Maxkamadda Sare ee Kenya oo amartay in dib loo tiriyo qaar ka mid ah...

0
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa amartay in dib loo tiriyo codadkii laga dhiibtay 15 goobood doorashadii dhacay 9-kii bishan Ogosto, iyadoo maxkamaddu ay...

Shacabka Soomaalida Itoobiya oo cabasho muujiyay

0
Dowladda Itoobiya, ayaa toddobaadkan la gudoonsiiyay shahaado muujinaysa in kayd shidaal oo dhan 7 trillion oo Cubic feet, uu ku jiro gudaha deegaanka Soomaalida...

Madaxweyne Deni oo Magacaabay Taliyaha & Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta Puntland

0
Madaxweynaha Dowlad oboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne ee 31-da Agoosto 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Guud iyo Abaanduulaha...

Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Maamulaha Bangiga Adduunka?

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson, oo ay ka wada hadleen wadashaqeynta Bangiga...

Xasan Sheekh oo wajahaya gadoodka afar maamul goboleed – Maxay diidan yiihin?

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wajahayaa dib u gurasho ka imaneysa dhanka maamul goboleedyada. Puntland, Jubbaland Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa dhammaan madaxdoodu...

Dibad-baxayaal careysan oo la wareegay madaxtooyada dalka Ciraaq

0
Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad, iyada 19 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen rabshado ka dhacay halkaas,...

Sacuudiga oo Mallaayin Dollar ugu deeqay gurmadka Abaaraha Somalia August 30, 2022

0
Xarunta Gargaarka Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan ee dalka Sacuudiga ayaa daah furtay wajigii labaad ee gurmadka degdega ah ee loo fidinayo Soomaaliya si loo...

Toogasho lagu dilay 11 qof oo bannaanbax dhigayay

0
Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay dalka Madagascar, ka dib markii ay ciidamada boolisku rasaas ku fureen dad doonayey in ciidamada boolisku ay...

XULASHADA