RW Rooble oo la kulmay Safiirka UK

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Fosteroo ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka dalka. Kulanka oo...

Cali Guudlaawe oo booqday Goobihii ku burburay qaraxyadii Beledweyne baaqna jeediyay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray qaraxyadii...

Cabdullaahi sanbaloolshe oo lagu doortay Beledweyne

0
Doorashada Kursiga HOP#058 waxaa ku guuleystay Agaasimihii hore ee NISA Cabdullaahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe), kadib doorasho ka dhacday maanta Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka...

Shir looga hadlayay Amniga caasimadda oo Muqdisho lagu qabtay

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliiska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha iyo Saldhigyada...

Waare oo ka digay Qaraxyo lala beegsado Musharraxiinta kursiga HOP58

0
Madaxweynahii hore Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ka digay weeraro ka dhaco Magaalada Beladweyne mar kale,islamarkaana lala beegsado Musharaxiinta qaar. Madaxweynaha waxaa...

DG Puntland oo dil toogasho ah ku fulisay Maxamed Cabdulqaadir

0
Maxamed Cabdulqaadir Muuse (Af-dheere) maanta oo Axad ah Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland waxey ku fulisay dil toogasho ah, kadib...

Zelensky oo mar kale fariin adag u diray reer galbeedka

0
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku booriyay dowladaha reer galbeedka in ay dalkiisa gaarsiiyaan diyaarado, taangiyo iyo hubka difaaca gantaalada. Mr Zelensky ayaa ka cawday...

Dowladdaha Soomaaliya Iyo Qadar Oo Kala Saxiixday Heshiis Is-Afgarad Ah

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle, oo ku sugan magaalada Dooxa ee Dalka Qadar oo uu kaga...

Madaxtooyada Soomaaliya Oo Furtay Shir Lagu Diyaarinayo Qorshe

0
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Ciise (Maxamed Dheere) oo Waaxyaha kala duwan ee Madaxtooyada Qaranka u furay shir looga hadlayey...

Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Saldhiga Af-urur oo kordhay

0
Waxaa la sheegay in uu kordhay khasaaraha dhimasho iyo mida dhaawac ee ka dhashay dagaal saacado badan qaatay oo Waaberigii hore ee saaka ciidamada...

XULASHADA