Guddoomiye C/risaaq ”waxaa iska suurtagal ah inuu wakhtiga nagu dheeraado laakiin doorashada way dhaceysaa...
Wali waxaa bilaaban doorashada guddoonka golaha shacabo oo maanta lagu wado inay ka dhacdo xarunta teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho, xili lagu wado inay...
Wararkii u dambeeyay ee Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka
Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ay ka billaabato Hoolka Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho.
Tiro xildhibaanno ah oo ku...
Barakacayaal hor leh oo soo gaarey Baardheere ayaa ku biirey xerada Barakaca Iftiin(Dhageyso)
Boqolaal qoys oo ku barakacay abaaraha ayaa ku biirey Xerada Barakaca iftiin ,xeradaasi oo ay horey u deganaayeen kumanaan Qoys,waxaa jira sidoo kale Qoysas...
Ka dhageyso Radio Markabley,Xuska Maalinta Cudurka Malaariyada Aduunka loo Asteeyey ee 25ka Abril Sanad...
25-ka April waa Maalinta Duumada Adduunka oo ah fursad kor loogu qaadayao wacyi gelinta xanuunkan dilaaga ah iyo cusbooneysiinta taageeradaeenna Qaramada Midoobay ee horumarinta...
Guddiga Doorashada FIET oo ku baaqay in si deg deg ah loo dhaariyo 16...
Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FIET ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo dhaariyo Xildhibaannada 16 ah ee dhowaan lagu doortay Magaalada...
RW Rooble oo ka hadlay 16 Xildhibaan ee lagu doortay Ceelwaaq
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal, Guddiga Doorashada Jubaland iyo Dowlad-goboleedka Jubbaland ku bogaadiyay Doorashadii ay ku qabteen Magaalada...
Dowladda Somalia oo sheegtay in howlgal lagu qabtay Sarkaal katirsan Al-Shabaab
Ciidanka oogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 84aad guutada 14 October ee ka howlgala degaanka Janaale ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulooyin hoostaga u...
Ciidamada Ruushka oo qarka u saaran ianay la wareegaan Mariupol
Kadib laba bil oo ay go’doon ku jirtay magaalada koofureed ee Mariupol ayaa qarka u saaran inay “saacado gudahood” ugu gacan gasho Ruushka, waxaa...
Q.M oo ka digtay musiibo ku wajahan 20 milyan oo ku nool dalal ay...
Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa ka digtay in dad lagu qiyaasay 20 milyan oo qof oo ku nool qaybo ka mid ah Itoobiya,...
Akhriso:- Kulamo iska soo horjeedo oo ka socdo Magaalooyinka Garbahaareey & Ceelwaaq
Magaalooyinka Garbahaareey iyo Ceelwaaq ee gobolka Gedo waxaa ka socda kulamo siyaasadeed oo iska soo horjeeda kuwaas oo oo looga hadlayo doorashada 16ka kursi...


















