Jubaland oo beenisay in Itoobiya ay hub ka dejisay magaalada Kismaayo
Wasiirka wasaarada amniga Jubaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal ayaa sheegay in been abuur ay tahay eeda katimid dhinaca Dowladda Federaalka ee ah in...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka
Barnaamijkeena maanta ayaa ujeedadiisu ay tahay Kordhinta Aqoonta iyo kor u qaadida Dhaqamada wanaagsan ee Nafaqada iyo Bad baadada Cuntada ee Dhageystayaasheena,mowduucana waa Nadaafada...
Madaxweynaha maamulka PUNTLAND oo maanta sameeyay magacaabis
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 25 ee 08-da December, 2024, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka...
Jubbaland oo beenisay in ciidankeedii ku sugnaa Beledxaawo ay isku dhiibeen DF
Wasiirka Wasaradda amniga gudaha Jubbaland sareeye Gaas YuUsuf Xuseen Cismaan Dhumaal ayaa beeniyay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay baraha bulshada kaas oo ahaa...
Xildhibaan Xasan Yare oo Muddo laba bilood laga Mamnuucay Kulamada Golaha Shacabka
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil Xasan Yare oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa la dul dhigay ganaax adag oo gunno ka jaris ah...
Bashaar Al-Asad oo isaga baxay dalka Suuriya iyo Mucaaradka oo la wareegay Dimishiq
Kooxaha Mucaaradka ee dagaalka kula jiray dowladda Suuriya ayaa aroornimadii hore ee saakay shaaciyay iney la wareegeen gacan ku heynta magaalada Dimishiq ee Caasimada...
Jubbaland oo sheegtay inay weerartay diyaarad kusii jeeday Raaskambooni
Jubbaland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in weerar ay culus ku qaaday diyaarad ka baxday Muqdisho oo kusii jeeday dhinaca deegaanka Raaskambooni ee...
Madaxweyne Xasan: Axmed Madoobe 13 sano ayuu Jubbaland joogaa waligiis hal tuulo kama xorayn...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa beeniyay eedeymaha sheegaya in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso inay burburiso Jubbaland, kadib markii ciidamo dowladdu ay u dirtay...
Masar oo Eritrea kala hadashay difaaca Madax-banaanida Soomaaliya
Wasiirka arrimaha dibadda Masar Abdelatty iyo dhiggiisa Ereteriya Osman Saleh waxay mar kale xaqiijiyeen inay taageerayaan madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya oo...
Maamulka Degmada Baladxaawo oo ku biirey DF ee Soomaaliya
Mas'uuliyinta Maamulka degmada Baladxaawo ayaa sheegay inay ku Biireen DF ee Soomaaliya. waxaana Saaka Baladxaawo ka tagey Gen.Yuusuf Dhuumal oo ah Wasiirka Amniga Gudaha...