Puntland oo eedeyn culus u jeedisay Hay’adda SoDMA
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid, ayaa eedeyn culus u jeedisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), iyada oo sheegay in ay si...
Masar oo dekad cusub ka dhisanaysa dal ku yaalla Geeska Afrika iyo Itoobiya oo...
Waxa jira warar sheegaya in Masar ay qorshaynayso in ay dekad ka dhisato dalka Jabuuti.
Labada dal ee Jabuuti iyo Masar ayaa sannadkii la soo...
Xisbiga Kulmiye oo Sheegay in Somaliland ay Ku Guulaysatay in ay Gacanta Ku Dhigto...
Xisbiga Kulmiye ee Somaliland ayaa soo dhaweeyay Ururka Caalamiga ah ee Duulimaadyada (IATA) oo sheegay in marka aad ka dagayso garoomada Hargeysa iyo Berbera...
Soomaaliya oo sheegtay in taageeradii beesha Caalamka ee yaraatay ay saameyn ku yeelatay kobaca...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa wareysi uu siiyay CNBC Carabiya ku sheegay in Soomaaliya ay gaartay horumar la taaban karo oo dhinaca...
Maraykanka oo Sheegay in La Jabsaday Nidaamka E-Visa ee Soomaaliya, Lana Xaday Xogta Kumannaan...
Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin rasmi ah oo ku saabsan suurtaglnimada in kooxaha burcad internet-ka ay dhex-galeen nidaamka dal-ku-galka danabaysan (E-Visa)...
Kenya oo ku guuleysatay kursigii uu baneeyay Garsooraha Soomaaliyeed Cabdulqawi
Dowaldda Kenya ayaa ku guuleysatay loollan adag oo afar wareeg qaatay, kaas oo lagu tartamayey kursiga ka banaanaa Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ), kadib markii...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ka digay arrimo halis ku ah dastuurka
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ka kooban Puntland, Jubaland iyo Madasha Badbaadada Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay qorshe ay ku qabanayaan shir heer sare ah oo...
Madaxweynahii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Muqdisho dib ugu soo laabtay
Madaxweynihii hore ee dowlada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib mudo sanado ah oo uu...
Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada ee toddobaadlaha ahaa?
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamsa Cabdi Barre, kaas oo diiradda lagu...
Mas’uuliyiin xasaanad leh iyo maleeshiyaad lagu eedeeyay colaadda Wanlaweyn November 12, 2025
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa degmada Wanlaweyn ku dhawaaqday inay bilaabi doonto soo bandhigista mas’uuliyiin xasaanad leh oo lagu eedeeyay inay si...


















