Farmaajo oo baaq degdeg ah ka soo saaray abaarta baahsan ee Soomaaliya ku dhufatay

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Arbacadii soo saaray war-saxaafadeed uu ku muujinayo walaac xooggan oo ku saabsan xaaladda bini’aadantinimo ee ka...

NOSUJ oo sheegtay in 79 kiis oo ku saabsan tacaddiyo galmo oo lagula kacay...

0
Ururka Suxufiyiinta ee NUSOJ ayaa  soo bandhigay warbixin cusub oo muujinaysa in haweenka suxufiyiinta ah ay kordheen tacaddiyada, hanjabaadaha iyo cabsi-gelinta lagula dhaqmo gudaha...

Dowladda Spain oo Howlgalka AUSSOM ugu deeqay hal mliyan oo Yuuro ah

0
Dowladda Spain ayaa ansixisay hal milyan oo euro oo ah deeq ah oo loo dirayo Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM),...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika

0
Wararka ka imaanaya deegaanka Philippi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalo Xeebeedka Cape town ee dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in Xalay halkaasi...

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga oo hortagay Golaha Shacabka.

0
Kulanka, oo ay 140 xildhibaan ka qeyb galeen, ayaa ajendahiisu ahaa akhrinta labaad ee Heshiiska Aas-aasida Ciidanka Heeganka Bariga Afrika, kaasoo ay soo diyaarisay...

Maxay ka wadahadleen Wasiir Fartaag iyo Madaxweynaha Interpol?

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka qaybgalay Fadhiga 93-aad ee Golaha Guud ee Interpol, oo sanadkan...

Ilhaan Cumar oo si adag u difaacday beegsigii Trump ee Soomaalida Minnesota.

0
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo madaxda kale ee xisbiga Dimuqraadiga-Farmer-Labor ayaa cambaareeyey beegsigii dhawaan Madaxweyne Donald...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Marooko u duulay si uu uga qeyb galo Madasha MEdays

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saakay u duulay dalka Marooko, si uu uga qeyb galo Madasha sanadlaha ah ee MEdays,...

Fahad Yaasiin oo Digniin Siyaasadeed u Diray Ra’iisul Wasaare Xamse

0
 Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa qoraal ku weeraray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, isaga...

Madaxweynaha Kazakhstan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kazakhstan, Kassym Jomart Tokayev, ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadihii aqoonsiga danjirinimo safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhi doona dalkaasi, Fatxudiin...

XULASHADA