Ra’iisul Wasaare Xamse oo Magacaabay Xubno Wasiiro ah

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno wasiirro ah. Ra’iisul Wasaaruhu markuu arkay: Qodobka 97aad faqradiisa 3aad e Dastuurka KMG.   Qodobka 98aad...

Booliska Jabuuti oo fuliyey howlgal lagu xiray 3,000 qof

0
Dowladda Jabuuti ayaa ku dhowaaqday howlgallo ka dhan ah tahriibka, ayada oo talefishinka dowladda uu weriyey in booliska ay xireen 3,000 oo qof oo...

Sirdoonka Turkiga oo dilay hoggaamiyihii Daacish

0
Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa sheegay in ciidamada sirdoonka Turkiga ay Suuriya ku dileen hoggaamiyihii Daacish Abuu Xuseen Al-Qurashi. “Hawlgal ay hay’adda Sirdoonku shalay ka...

Wafdi ka socda DFS oo Shir Caalamiga ah uga qeyb galaya dalka Switzerland

0
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya Dr. Aadan Ibraahim Aw Xirsi iyo wefti khubaro ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaarey Magaalada Geneva...

Willian Ruto: Sidee 54 Waddan Afrikaan ah ugu Fashilmi karaan u ururinta $80m Soomaaliya?

0
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay Midowga Afrika in aanu xamili karin la tacaalidda arrimaha Afrika kaddib muddo ka badan 60 sano oo uu...

Ka dhageyso Radio Markabley Baardheere Todoaad kasta Barnaamijka Beeraha,Q32 aad

0
Barnaamijka 32aad ee oo Maanta Axad ah ayaa waxaan ku eegi doonaa Barashada habka Wanaagsan ee wax beerashada,Habka waxbeershada Fiican diyaarinta Dhulka iyo habka...

Xildhibaan CC Warsame: “Waxaan ahay xildhibaan ku jira 6-Whatsapp group ka billawda kan beesha...

0
Waxaan ahay xildhibaan ku jira 6 Whatsapp group ka billawda kan beesha hoose ee Cayr, ku xiji kan Habargidir, Hawiye, xildhibaannada Galmudug, mid loo...

Soomaali hor leh oo laga daad gureeyay colaada Suudaan

0
Dagaal culus ayaa xalay mar kale ka bilowday qeybo kamid ah caasimadda dalka Sudan ee Magaalada Khartoum, waxaana dhinacyada ku dagaallamaya dalkaasi ay sheegeen...

Dowladda Hindiya oo ballan qaad u sameeysay Soomaaliya

0
Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo uu wehliyo Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Hindiya Axmed Cali Daahir ayaa kulan...

Madaxweyne Deni oo dowladda federaalka ku dhaliilay dagaalka Laascaanood

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay magaalada garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa ku dhaliilay Dowladda Federaalka Soomaaliya qaabka ay u wajahday...

XULASHADA