Guddoomiyaha barlamaanka Puntland oo fasiraad sharci ka bixiyay muranka wax ka beddelka dastuurka

0
Guddoomiyaha barlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa fasiraad sharci ka bixiyay muranka ka taagan wax ka beddelka dastuurka maamulka Puntland. Guddoomiye  Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo ...

Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay colaada dalka Suudaan

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Ergeyga ka socday Golaha Sare ee dalka Suudaan Danjire Dafcallah Al-xaaji Cali ayaa la...

Ka dhageyso Radio Markabley Baardheere Todoaad kasta Barnaamijka Beeraha,Q33 ad

0
Barnaamijka 33aad ee oo Maanta Axad ah ayaa waxaan ku eegi doonaa Barashada habka Wanaagsan ee wax beerashada,Mowduuca maanta kaga hadleynaa Maareynta Wanaagsan ee...

Madaxweye Xasan Shiikh oo Madaxda Puntland Ugu Baaqay Tixgalinta Rabitaanka Bulshad

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo oo salaadda Jumcaha kadib Khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa madaxda Puntland ugu baaqay in...

Madaxweyne Deni oo Ololaha Doorashada Ka Wada Gobolka Nugaal

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay deegaanka Awrculus ee ka tirsan Degmada Garoowe ...

Caruur isku qoys ah oo ku geeriyootay guri qadiimi ah oo kusoo dumay

0
Inta la xaqiijiyay afar caruur ah oo wada dhalatay ayaa geeriyootay, kadib markii uu kusoo dumay guri qadiimi ah oo ay daganayeen oo ku...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil Gaari oo ka dhacay degaano katirsan Somaliland

0
Alle ha u naxariistee laba qof ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka dhacey wadada u dhaxeeysa Magaaloyinka Wajaale iyo Kalabeydh ee degaannada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhaliilay Madaxweynaha Maamulka Puntland

0
Xildhibaano iyo Wasiiro ku sugnaa Masaajidka Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uusan waxba u reeban Madaxweyne Deni oo uu si weyn u...

Somaliland iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay xaalada Laascaanood iyo doorashooyinka

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dowladda Ingiriiska u sheegtay in xukuumadiisu ay diyaar u tahay in colaada Laascaanood xal nabadeed lagu dhameeyo, iyo...

Mareykanka oo qaaday tallaabo ka dhan ah qulqulka Muhaajiriinta

0
Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa sheegtay inay ciidamo dheeraad ah gayn doonto si ay gacan uga gaystaan sugidda amniga xuduudda Mareykanka iyo Mexico. Go’aankan ayaa imaanaya...

XULASHADA