Galmudug iyo Puntland oo heshiis kala dhex-dhigay Beelo dagaalamay
Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali iyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa maanta Shir-Gudoomiyey kulan ay isugu yimaadeen Guddiyada Amniga Gobalka...
RW XAMSE” Cid ayaa maqan looma joojin doono dhameystirka Dastuurka”
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in ay Xukuumaddiisu waqti badan gelinayso dhameystirka Dastuurka dalka oo mudo dheer qabyo...
Madaxweyne Deni oo arrin khatar ah ku tilmaamay heshiiska ay Muqdisho ku gaareen golaha...
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa sheegay in aysan waxba ka qusaynin heshiiskii golaha wadatashiga qaranka ay ku gaareen magaalada Muqdisho, kaasoo wax looga beddelay...
Shir u dhaxeeya Mas’uuliyiin katirsan DFS & Dowlad Goboleedyada oo ka furmaya Muqdisho
Waxaa lagu wadaa in Maanta Magalada Muqdisho uu ka furmo kulanka Wasiirada Caddaaladda dowladda Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah dowladda Federaalka.
Kulankaan oo ay...
Howlgalka ATMIS oo sheegay inay jawaab ka bixiyeen weerarkii Buulo-Mareer
War kasoo baxay howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada ATMIS iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku guulaysteen in...
Farmaajo oo ka hadlay qodobadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka
Madaxweynahii hore ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay go'aanadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka ee Muqdisho kusoo gabagaboobay ayaa...
Go’aano kasoo baxay Shir ka dhacay Magaalada Gaalkacyo
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ahna Gudoomiyaha Gudiga Amniga Gobolka Faysal Sheikh Cali ayaa shir-gudoomiyey Shirka 7aad lahaa ee Gudiga Amniga heer Gobol.
Shirka Waxaa goob joog...
Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Kheyre iyo Siyaasiyiin kale oo kasoo horjeestay Go’aanadii Shirkii...
Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Mas’uuliyiin hore xilal u soo qabtay iyo siyaasiyiin ay ka mid yihiin Madaxweynaya hore iyo Ra’iisul...
Madaxweynaha Uganda oo qiray in Askar badan looga dilay Weerarkii Buulo Mareer
Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa sheegay in Weerarkii Jimcihii la soo dhaafay ee Al-Shabaab ay ku qaaday saldhig ciidan oo ay ku sugnaayeen...
Muhaajiriin Doon ay kula qalibantay Jasiirada Sishilis oo la badbaadiyay
Markab ay maamusho hay’adda samafalka ee Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn (MSF) ayaa badbaadiyay ku dhawaad 600 oo muhaajiriin ah oo ku safrayay doon buux...


















