Banaanbaxa lagu xasuusanayey Qarixii Soobe2 oo maanta Isgoyska Zoobe ka dhacay

0
Maanta waxa amagaalada Muqdiaho ka fhacay banaanbax loogu baroor diiqayey 29 October oo ah maalinti qarixi Zoobe 2 uu dhacay sannadki 2022. banaanbaxa oo ay...

Xil. Marwo: Madaxtooyada iyo guddoonka baarlamaanka ayaa dhabar jabin ku sameeyay musharraxnimadaydii

0
Xildhibaan Marwo Cabdi Bashiir ayaa ku eedeysay madaxtooyada Soomaaliya iyo guddoonka baarlamaanku, inay iska kaashadeen inay dhabar jab ku sameeyeen musharraxnimadeedii tartankii doorashada madaxweynaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xil cusub u magacaabay madaxweynahii maamulka Hiiraan State

0
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Cali Jeyte Cismaan u magacaabay inuu noqdo u qeybsanaha xafiiska madaxweynaha ee arrimaha ciidanka Difaaca dadweynaha...

Soomaaliya: Waxaan caddeyneynaa mowqifka adag oo aan ka taagannahay in reer Falastiin ay helaan...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa aqbashay una codaysay qaraar qabyo ah oo kasoo baxay waddamada Carbeed, kaasoo lagu cambaaraynayey xadgudubyada ciidamada Israaiil ay ka wadaan marinka...

Guddoonka baarlamaanka oo jawaab ka bixiyay eedeyntii xildhibaan Marwo Cabdi Bashiir

0
Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa sheegay xildhibaan Marwo Cabdi Bashiir in ay wax ka ogayd warqad uu soo...

Xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Sool

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in Xiisad dagaal ay ka taagan tahay gobolkaas. Xiisada  ayaa u dhexeysa Ciidamada Soomaaliland iyo kuwa SSC Khaatumo...

Ra’iisal wasaare hore Xasan Cali Kheyre oo Eedeeyn u jeediyay DFS

0
Ra’iisal Wasaarihii   hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku Eedeeyay  Dawlada Federaalka Soomaaliya ku garab siin  Xildhibaan Marwo Cabdi  tartankii lagaga guulaystay ee...

Baarlamaanka Adduunka oo maanta madaxweyne cusub doortay

0
Tartanka guddoomiyaha Baarlamaanka adduunka oo maanta ka dhacay ayaa waxaa lagu doortay Ms. Tulia Ackson oo Tazanian ah. waxaa la tartamaayey Ms. adji Diarra Senegal...

Isku aadka tartanka kubadda cagta dowlad goboleedyada iyo Banaadir oo lasoo saaray

0
Xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed ayaa xalay wuxuu si rasmi ah u shaaciyay qabashada tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Sanadkan isbedel wayn...

Wasiir Dhagawayne: Reer Sool way tageen, reer Awdalna waad ogtihiin guuxooda

0
 Wasiirka Maalgashiga Somaliland Cabdi Cismaan Dhagawayne, ayaa sheegay in reer Sool ay Somaliland ka tageen reer Awdalna ay tabasho qabaan. Wasiirka oo la sheegay in...

XULASHADA