Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay inay adkeeyaan iskaashi laba-geesood ah

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga Carabiya ee u fadhiya Soomaaliya, Axmed bin Maxamed...

Wararka Trump oo markale weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya iyo Ilhaan Cumar

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa beegsanaya muhaajiriinta Soomaaliyeed ee ku sugan Maraykanka, isagoo hadallo arrimo kala duwan uu kaga hadlay oo uu jeediyay bulshada...

Cali Balcad oo si dadban uga jawaabay aflagaadadii Trump ee Soomaaliya

0
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali Cumar Cali (Cali Balcad) ayaa bartiisa X ku daabacay qoraal ay dadka badankiisu u arkeen inuu yahay jawaab...

Galmudug oo ka hor timid shaqsiyaad uu magacaabay Xisbiga MW Xasan Sheekh iyo Khilaaf...

0
Maamulka Galmudug ayaa si adag uga horyimid shaqsiyaad uu degmooyinka maamulkaasi u magacaabay xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka, kaasi oo uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh. Xisbiga...

Oday da’a ah oo aano qabiil darteeda loogu dilay Magaalada Caabudwaaq.

0
Wararka ka imaanaya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka waaberigii halkaas lagu dilay Allaha u naxariistee Cabdi Ciise Qooleey, oo ahaa...

Prof. Xasan Keynaan oo sheegay in hoos u dhac ku yimid hab-maamulkii dalka Soomaaliya

0
Prof. Xasan Keynaan ayaa ka digay in dalka uu galay marxalad adag oo dhanka hab-maamulka ah, isagoo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu...

Sacuudiga oo ku dhawaaqay gargaar loogu talagalay 100,000 qof oo abaaraha ku wajahaya Soomaaliya

0
Xafiiska Afrika ee Machadka Boqor Salmaan ee Gargaarka Bani’aadantinimada iyo Samafalka (KSrelief) ayaa ku dhawaaqay gargaar degdeg ah oo lagu caawinayo ku dhowaad 100,000...

Taliyaha ciidanka difaaca Puntland oo beeniyay warar laga faafiyay

0
Taliyaha ciidanka difaaca Puntland Gen. Aadan Cabdi Xaashi ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku beeniyay warar baraha bulshada lagu faafiyay oo sheegaya in khilaaf...

Maxaa looga hadlay kulanka xalay ee Madasha Mucaaradka ay ku yeesheen Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho ayaa xalay martigelisay kulan muhiim ah oo ay yeesheen siyaasiyiinta Madasha Mucaaradka, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...

SoDMA iyo Plan International oo ka wada hadlay diyaargarowga abaarta iyo xoojinta digniinaha hore

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Plan International, oo...

XULASHADA