Israa’iil oo sheegtay inay dishay taliyihii ciidanka badda ee Iran, Alireza Tangsiri
Dowladda Israa’iil ayaa sheegtay in duqayn cirka ah ay ku dishay taliyihii ciidanka badda ee Ilaalada Kacaanka Iran (IRGC), Alireza Tangsiri, xilli uu sii...
Uganda: “Hadii Israa’iil la jebiyo, dagaalka ayaan soo galaynaa annagoo la jirna”
Taliyaha Ciidamada Difaaca ee dalka Uganda, Jeneraal Muhoozi, ayaa sheegay in inkastoo dalkiisu uu doonayo in la soo afjaro colaadda Bariga Dhexe, haddana ay...
Puntland: “Siyaasad ayaan ku difaacaynaa Koonfur Galbeed”
Puntland ayaa sheegtay inay qaadi doonto tallaabooyin siyaasadeed oo ay ku difaacayaan madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaddib markii ay ku eedeeyeen dowladda...
Mucaaradka Dowladda oo cambaareeyay xabsi guriga lagaliyay Taliyihii hore ee Asluubta
Xisbiga mucaaradka ah ee Himilo Qaran, oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada xabsi guri lagu...
RW Xamsa oo xilkii ka qaaday wasiiro dhawaan is casilay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Ismaaciil Shire Jaamac. Iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha...
Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo Iska Casilay Xilka Xoghayaha Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh
Cabdiraxmaan Odawaa, oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa uga dhawaaqay boggiisa rasmiga ah ee Facebook inuu iska casilay xilkii Xoghayaha Xisbiga Caddaaladda iyo...
Taliye Shub oo xilka laga qaaday iyo Taliyaha ciidanka Asluubta oo la magacaabay
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta si rasmi ah u ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee ku aaddan magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta...
KGS oo DFS ku eedeysay in diyaarad ciidan iyo Hub ay maanta geysay Waajid...
Dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa si xooggan u cambaareysay falka maanta ka dhacay deegaanada Buurhakaba iyo Waajid, halkaas oo diyaarado hubeysan oo ka tirsan...
Koonfur Galbeed oo Cafis u Fidisay Ciidamada lagu diyaarinayo Buurhakaba, Furtayna Tartanka Doorashada Madaxweynaha
Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay cafis ay u fidinayaan ciidamada tiro badan oo lagu diyaarinayo degmada Buurhakaba, iyagoo ugu baaqay inay...
Dowladda Soomaaliya oo Beenisay Diyaarad Lagu Riday Baydhabo
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar la xiriira in diyaarad ay leedahay dowladda ay ka degtay magaalada Baydhabo, iyadoo sheegtay in wararkaasi ay yihiin...


















