Dowladda Soomaaliya oo Lagu Eedeeyay iibinta Xarumo Caafimaad iyo kuwo Dhaxal Taariikhi ah
Shacabka Soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa si kulul u dhaliilay tallaabooyinka Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee la xiriira...
Dowladda Soomaaliya oo Taageero Buuxda u Muujisay Maamulka Waqooyi Bari
Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku adkaysay taageerada ay u hayso Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, ka dib markii shirkii taariikhiga ahaa ee dhismaha dowlad...
Koongareeska Maraykanka oo amray in Maraykanku xidhiidh rasmi ah la yeesho Somaliland
Koongareeska Maraykanka ayaa Dowladda Maraykanka ku amray inay soo diyaariso qorshe lagu sameynayo xidhiidh rasmi ah oo lala yeesho Somaliland, iyadoo miisaaniyadda sanad maaliyadeedka...
Puntland oo si adag uga hortimid maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya
Puntland ayaa si adag uga hortimid maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, oo ay ku midaysan yihiin gobollada Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle.
Guddoomiyaha Baarlamaanka...
Wasiir Xoosh oo balan qaad u sameeyay maamulka Waqooyi Barri ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ka hadlay xaflad ka dhacday magaalada Laas Caanood ayaa sheegay in...
Ciidamada Puntland oo Gacanta Ku Dhigay Laba Xubnood oo ajaaniib ah Kana Tirsanaa Daacish
Ciidamada Puntland, kuwaas oo fadhigoodu yahay deegaanka Kalabayr ee gobolka Bari, ayaa xalay gacanta ku dhigay laba xubnood oo kamid ahaa firxadkii argagixisada Daacish...
Madaxweyne Deni oo ka digay khataraha colaadda Gedo iyo burburka dowladnimo ee ka dhalankara
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay inay joojiso dagaallada ay ka waddo gobolka Gedo, isagoo sheegay in colaadahaasi ay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BF oo maanta iska diiwaan geliyay Degmada Xudur.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magaaladda Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ka daahfuray hanaanka isdiiwaangelinta doorashooyinka...
Golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta ka shiray dagaalkii ka dhacay Beledxaawo
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ku bogaadiyey Ciidanka Qaranka, masuuliyadda iyo xilkasnimada ay muujiyeen, si looga hortago khasaaraha gaari lahaa shacabka degmada Balad-Xaawo.
Waxaana...
Tirada Ciidamada Jabuuti ee jooga Soomaaliya oo la kordhinayo
Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa Arbacadii shalay kala saxiixday heshiis ogolaanaya in la kordhiyo tirada ciidamada Jabuuti ee ku sugan gudaha Soomaaliya si loo xoojiyo...


















